Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qaarada Afrika kubada cagta waxay kusoo kordhiyeen xidigo aad u tayo wanaagsan sidoo kalena horyaalada Yurub ugu caansan wacdaro ka dhigeen balse waxaa jiro hal laacib oo magaciisa cirka galay sidoo kalena hadafkiisii cayaareed meeshii ugu sareesay ka gaaray ma ahan qof kale waa halyee Nwankwo Kanu oo u dhashay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ciyaar aad u xiisa badneyd oo udhaxeysay ciyaartoyda da,adoodu kayartahay 20 jirada labada wadan ee Soomaliya iyo sudan ayaa waxa ay kadhacday Garoonka Stadium Al khortoum. Labada kooxood markii ay garoonka soogalkeen ayaa mid kastaa waxaa loo garaacay astaankta wadankiisa intaa kadibna garsooraha ayaa seeriga yeershay iyadoo xulka soomaliya uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Qaarada Afrika ayaa soo saaray isku aadka koobka isreeb-reebka wareega groupyada African Nations Cup ee sanadka 2015 lagu qaban doono dalka Morocco. Kulamada ugu soo horeeya waxaa la ciyaari doonaa bartamaha bishaan May iyadoo sidoo kale la ciyaari doono bisha August ilaa lasoo afjaro bisha September ee isla sanadkaan.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii si guul ku dheehan usoo gaba gaboobay Course ama darsi laga baranaayay garsooranimada kaasi oo markii ugu horeesay mudo 25-sano kadib gudaha Somalia ay FIFA ku qabatay, Dowlada Somalia ayaa u mahad celisay FIFA iyo sida ay kubada cagta dalka Somalia usoo nooleesay FIFA, Wasiirka dhalinyrada iyo sports-ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida uu inoo Xaqiijiyay Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ka mid ah wariyayaasha ku sugan dalka Sudan waxaa xalay gelinkii dambe magaalada Khartoum ee dalka Sudan gaaray Xulka Qaranka Soomaaliye ee da’doodu ka hooseyso 20-jirad kuwaas oo lagu wado iney kulan isreeb-reeb ah la ciyaaraan xulka Sudan ee 20-jirada. Wariye…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 20-Jirada ayaa aadi doona Sudan, waxaana idiin soo aruurinay sawiradii ugu dambeeyay xulka Qaranka ay isugu diyaarinayaan tartankaas iyadoo uu hogaaminayo macalin u dhashay dalka Uganda kaas oo lagu magacaabo Goarge Semwengere. DAAWO SAWIRADA: …
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Qaranka Soomaaliya ee dhalinyarada waxaa markii ugu horeysay soo xushay macalinka xulka kaas oo ah ajnabi u dhashay dalka Uganda wuxuuna ku sugnaa muqdisho bilooyinkii lasoo dhaafay isagoo daawanayay kulamada horyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaaliya. Xisaabta Ku Darso In Xulka Qaranka Aysan waxtar fiican soo bandhigin sanadihii ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Dhalinyarada Soomaaliya ee 20-jirada ayaa aadi doona Dalka Sudan iyagoo kulan loogu soo baxayo tartanka African Youth ee sanadka soo aadan ka dhici doona Senegal la yeelan doona Dhalinyarada Xulka Sudan. Xidigahaan 20-jirada ah ayaa laga soo xulay kooxaha heerka koowaad iyo labaad ee dalka waxaana ay mudo tababar…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hoosey 20-jirada ayaa berito ka amba bixi doona garoonka Aden Adde International Airport ee magaalada Muqdisho waxeyna aadi doonaan dalka Sudan halkaas oo ay kulan loogu soo baxayo koobka dhalinyarada qaarada Afrika ay kula ciyaari doonaan xulka Dhalinyarada Sudan. Tartankaan ayaa kusoo aaday xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalmo nasiino ah kadib waxaa maanta la ciyaari doona horyaalka heerka koowaad ee dalka soomaaliya ee loo yaqaano Nationlink Championship waxaana fooda isdari doona kooxaha Elman iyo Heegan oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan horyaalka, labadaan kooxood ayaana ka mid ah afarta koox ee ugu sareeya horyaalka taasoo…