Horyaalka England waxaa ka harsan 6-kulan oo qura todobaadkana waxaa hogaanka la wareegay naadiga Liverpool waxaana haatan ku raad joogaan kooxaha Chelsea iyo Man City halka Arsenal iyadana kaalinteedii 4-aad ay ku qabsan rabto naadiga Everton sidaa darteed waxaa la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan waxaana lasoo gaaray xiligii koox walbo ay u baahneed 3-dhibcood sidaa darteed kulamada todobaadkan la cayaari doono waxaa laga bixiyay sadaal xiiso badan, fadlan hoos kaga bogo adigana markaaga sadaal ka bixi madaama aan laga aamusi karin marxalada uu maraayo Premiership-ka England:
Man City 2-0 Southampton
Aston Villa 2-0 Fulham
Cardiff 1-1 Crystal Palace
Hull 2-1 Swansea
Newcastle 1-2 Man Utd
Norwich 2-1 West Brom
Chelsea 2-0 Stoke
Kulamada Axada
Everton 1-1 Arsenal
West Ham 1-2 Liverpool
Kulanka Isniinta
Tottenham 2-0 Sunderland
Waxaa Aqrisay: (729)
abdi ibrahim
April 4, 2014 at 9:07 PM
man city 2-0 southampton
aston villa 1-1 fulham
cardiff city 2-1 crystal palace
hull city 1-2 swensea city
new castle 1-1 man u
norwich city 0-1 wesbrom
stoke city 1-2 chelsea
next day
everton 1-2 Arsenal
Westham united 1-2 liverpool
next day
totenham 2-1 sunderland
Mohamed shalle birik
April 4, 2014 at 9:34 PM
Fadlan aragtidiina maxuma balse Arsenal inay badineyso way cadahay oo waadku qaldanteen mida kale chelsea ayada baraaja ayay galeysaa oo kamabadin karto kooxda haysa todobaadkan
Baliil Yusuf
April 4, 2014 at 9:43 PM
Maya wan diide ma saxno sadasha laga bi ixye
Arsenal vs everton 3-1 arsenal we badinee ana ku dhahayo
Manchester United we badine liverpool barejo city barejo Chelsea wala badinaaa
Insha allaah hiilkubad.com ad aya u mahadsantihin
Melwabo ka shaqesan haben wanagsan
murinho
April 5, 2014 at 1:01 AM
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meesha 2 – 0 waxaa aheyn ma taqanaan miyaaaaa sadaasho waa sidaaaan chelsea 5 – 0 stoke averton 2 -1 arsenaal man city 0 – 1 s.ton. Wetham 3 – 2 livarbool
mahad casri
April 5, 2014 at 3:36 AM
city 7 gool