Home » Maxaa Cusub » Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada Premiership-Ka England Ee Sabtiga Iyo Axada La Cayaari Doono

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada Premiership-Ka England Ee Sabtiga Iyo Axada La Cayaari Doono


EPL

Horyaalka England waxaa ka harsan 6-kulan oo qura todobaadkana waxaa hogaanka la wareegay naadiga Liverpool waxaana haatan ku raad joogaan kooxaha Chelsea iyo Man City halka Arsenal iyadana kaalinteedii 4-aad ay ku qabsan rabto naadiga Everton sidaa darteed waxaa la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan waxaana lasoo gaaray xiligii koox walbo ay u baahneed 3-dhibcood sidaa darteed kulamada todobaadkan la cayaari doono waxaa laga bixiyay sadaal xiiso badan, fadlan hoos kaga bogo adigana markaaga sadaal ka bixi madaama aan laga aamusi karin marxalada uu maraayo Premiership-ka England:

Man City 2-0 Southampton

Aston Villa 2-0 Fulham

Cardiff 1-1 Crystal Palace

Hull 2-1 Swansea

Newcastle 1-2 Man Utd

Norwich 2-1 West Brom

Chelsea 2-0 Stoke

Kulamada Axada

Everton 1-1 Arsenal

West Ham 1-2 Liverpool

Kulanka Isniinta

Tottenham 2-0 Sunderland


Waxaa Aqrisay: (729)

5 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada Premiership-Ka England Ee Sabtiga Iyo Axada La Cayaari Doono

  1. abdi ibrahim Reply

    April 4, 2014 at 9:07 PM

    man city 2-0 southampton
    aston villa 1-1 fulham
    cardiff city 2-1 crystal palace
    hull city 1-2 swensea city
    new castle 1-1 man u
    norwich city 0-1 wesbrom
    stoke city 1-2 chelsea
    next day
    everton 1-2 Arsenal
    Westham united 1-2 liverpool
    next day
    totenham 2-1 sunderland

  2. Mohamed shalle birik Reply

    April 4, 2014 at 9:34 PM

    Fadlan aragtidiina maxuma balse Arsenal inay badineyso way cadahay oo waadku qaldanteen mida kale chelsea ayada baraaja ayay galeysaa oo kamabadin karto kooxda haysa todobaadkan

  3. Baliil Yusuf Reply

    April 4, 2014 at 9:43 PM

    Maya wan diide ma saxno sadasha laga bi ixye
    Arsenal vs everton 3-1 arsenal we badinee ana ku dhahayo
    Manchester United we badine liverpool barejo city barejo Chelsea wala badinaaa
    Insha allaah hiilkubad.com ad aya u mahadsantihin
    Melwabo ka shaqesan haben wanagsan

  4. murinho Reply

    April 5, 2014 at 1:01 AM

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meesha 2 – 0 waxaa aheyn ma taqanaan miyaaaaa sadaasho waa sidaaaan chelsea 5 – 0 stoke averton 2 -1 arsenaal man city 0 – 1 s.ton. Wetham 3 – 2 livarbool

  5. mahad casri Reply

    April 5, 2014 at 3:36 AM

    city 7 gool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>