Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xog ku aadan qorshaha uu damacsan yahay gudoomiyaha kooxda Real Madrid Floretino Perez ayaa la helay wuxuuna masuulkan doonayaa inuu xagaagan lasoo saxiixdo qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu magaca dheer Mr. Perez waa shaqsigii ka hirgaliyay Madrid siyaasadii Glatico oo uu sanad walbo ku keeni jiray laacibiinta aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Man City ay kusoo biirtay loolanka loogi jiro saxiixa weeraryahanka xulka Chile Alexis Sanchez oo go’aansaday inuu Barcelona isaga tago, xidigan tayada wanaagsan dhawaan inuu kooxda Liverpool ku biiro ayuu diiday waxaana saxiixiisa isku heesteen kooxaha Arsenal iyo Man United balse…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo kooxda Liverpool sedex cayaaryahan oo tayo wanaagsan ay lasoo sxiixatay hadana macalin Brenden Rodgers ayaan weli suuqa Yurub ka bixin wuxuuna haatan macalinkan isku xil qaamay sidii uu garoonka Anfield ku keeni lahaa daafaca xulka Mexico Miguel Layun kaasi oo wacdaro ka muujiyay koobka aduunka, daafacan garabka bidix ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeegii hore ee xulka Brazil Ronaldo ayaa ku booriyay wiilka dahabiga ah James Rodriguez oo ay isku heestaan kooxaha Yurub ugu caansan inuu Real Madrid ku biiro, 22-jirkan wacdaraha ka dhigay koobka aduunka haatana 6-gool ka dhaliyay inkastoo xulkiisa Colombia wareega 8-aad ku hareen hadana waxaa loo sadaalinaa inuu qaadan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sky Sport Italia ayaa shaaca ka qaaday in kubad bur buriyaha reer Brazil Lucas Leiva uu qarka u saaran yahay inuu kooxda Napoli ku biiro madaama xidigan ay kooxdiisa Liverpool u sheegtay inay ka maaranto, Lucas oo ka mid ah laacibiinta ugu shacbiyada balaaran garoonka Anfield ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa u dhaqan Real Madrid iney ka dukaameysato tartamad caalamiga ah iyo ciyaartoyda ku guuleysta abaalmarinta aduunka ugu wanaagsan marka dib loo eego tariikhdii hore. Kooxda ka dhisan Spain ee Real Madrid ayaa kentay garoonkeeda Bernabue magacyo waaweyn oo taariikho iyo dadaal dheeri ah ka sameeyay tartmada waaweyn ee aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ee ka dhisan waqooyiga magaalada London ayaa saxiixa goolhayaha da’da yar ee da’yarta xulka Finland ku garaacday Liverpool. 18-jirkaan da’da yar ayaa caafimaad ka u maray kooxda Arsenal isagoo saxiixay heshiis sadex sanadood ah oo uu ku joogayo garoonka Emirates Stadium. Hugo Keto ayaa taageero u ah kooxda Liverpool…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay shaacisay Sportsmole daafaca reer France ee kooxda Newcastle United Mathieu Debuchy ayaa ku dhaw inuu ku biiro kooxda Arsenal si uu badal ugu noqdo Bacary Sagna oo ka tagay kooxda isla markaana ku biiray Manchester City. 28-jirkaan ayaa ka mid ahaa wiilashii macalin Dechamps ee kasoo haray koobka Aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa soo ifbaxay goor hore warar daafaca rug cadaaga ah ee dalka Ingiriiska Ashley Cole la xiriirinaya kooxda As Roma ee dalka talyaaniga. Daily Mail ayaa shaacisay in 33-jirkaan heerka caalami uu u duulay magaalada Roma si uu ula kulmo maamulka kooxda Giallarossi ee ka dhisan caasimada. Ashley Cole waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha Liverpool iyo Barcelona ayaa gaaray heshiis ku aadan saxiixa Luiz Suarez xalay oo jimco aheyd sida uu hadda soo qoray Website-ka caanka ah ee Dailymail. Catalan TV ayaa kusoo waramaayo in labada koox ee Barcelona iyo Liverpool ay ku heshiiyeen £63million, wuxuuna qalinka ugu duugi Doonaa Shano Sano oo heshiis…