Waa markale iyo barnaamijkeenii taxanaha ahaa oo aan uga hadleenay hantida ay heestaan xidigaha aduunka ugu caansan, anagoo ku saleyneyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaan markana miiska inoo saaran oo aan falanqeyn doonaa hantida, mushaarka iyo daqliga soo galo kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerard kana mid ah xidigaha ugu magaca dheer dhamaan ragga ku shaqeestaan kubada cagta.
Steven Gerrard hantida saafiga ah ee uu heesto: $45 million
Daqliga sanad walbo soo galo: $17.2 M
Msuhaar/Guno - $12.7 M
Lacagaha xayeysiinta kasoo galo: $4.5 M
Shirkada ugu caansan ee uu la shaqeeyo: Jaguar, Adidas
Da’diisa: 33-sano
Inkastoo Steven uu 3-jir yahay hadana wuxuu ka mid yahay ragga ugu saameenta balaaran kubada cagta weli waa cayaaryahanka ugu mushaarka badan Liverpool wuxuuna todobaad walbo ka qaataa $160,000. Sida laga wada warqabo Steven waa Face Value garoonka Anfield ooah inuu yahay cayaaryahanka suuq geynta u ah kooxda Liverpool!
Steven Gerrard mushaarkiisa iyo xayeysiinta daqliga kasoo galo:
Gerrard waa kabtanka Liverpool sidaa darteed sanad walbo wuxuu mushaar ahaan ku kasbadaa $12.7 Million sidoo kalena dhanka xayeysiinta asigoo 30-sano sare ayuu dhaafay ayuu weli lacag ka helaa waxaana sanad walbo soo gasho$4.5m.
Steven iyo shirkadaha uu haatan heshiiska kula jiro:
Adidas
Jaguar
Locazade
Steven Gerrard iyo Guryaha uu leyahayand Properties
1. A Mansion oo ku leeyahay Freshfield (Liverpool)
Gurigan qiimo ahaan wuxuu ku fadhiyaa £3.9m wuxuuna ku yaalaa duleedka magaalada Liverpool waa guri aad u weyn oo mararka qaar dalxiis ahaan ay u booqdaan dadka magaalada Liverpool kusoo dagaan si ay usoo daawadan guriga halyeega Reds ku leeyahay magaalada uu ku dhashay.
Bile pedro Waxaa rabaa pedro
cali maxamed warasame waxaan raba laacibka c.ronaaldo (Waa Loo Soo qoray)
Cali xaweeb Weyn Roone
Moh boilletelle
Cabdi yare Rooney
cabdirisaaq cabdi xuseen Marco rue
rashdi Rayn Giggs
Abdi Ozil
Nuuuuuuuur Shaarkeey ama tafare
Ismail (Dhega Cadde) Qadka Dhexe Soomaaliya
Faysal Messi (Waa Loo Soo Qoray)
zaki lfc Gerrard (Waa loo Soo qoray)
Cali xaweeb
September 17, 2013 at 9:24 PM
waxan doonayaa inaan ogaado hantida ciyaaryahanka wayne rooney ee man united
cali maxamed warasame
September 17, 2013 at 9:47 PM
waxaan doonayaa inaan ogaado hantida uuleeyahay laacibka c.ronaaldo oo uciyaara real madrid
Bile pedro
September 17, 2013 at 9:56 PM
Waxaa rabaa pedro
maxamed jaamac macalimuu
November 24, 2013 at 1:35 PM
waa mahadsan tihiin shaqaalaha webka hiilkubad marka xigta waxan jeclaan lahaa inaan ogaado hantida uuhaysto lampard