Home » Maxaa Cusub » Steven Gerrard Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Steven Gerrard Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)


Steven

Waa markale iyo barnaamijkeenii taxanaha ahaa oo aan uga hadleenay hantida ay heestaan xidigaha aduunka ugu caansan, anagoo ku saleyneyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaan markana miiska inoo saaran oo aan falanqeyn doonaa hantida, mushaarka iyo daqliga soo galo kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerard kana mid ah xidigaha ugu magaca dheer dhamaan ragga ku shaqeestaan kubada cagta.

Steven Gerrard Salary

 Steven Gerrard hantida saafiga ah ee uu heesto: $45 million

 Daqliga sanad walbo soo galo: $17.2 M

 Msuhaar/Guno - $12.7 M

 Lacagaha xayeysiinta kasoo galo: $4.5 M

 Shirkada ugu caansan ee uu la shaqeeyo: Jaguar, Adidas

 Da’diisa: 33-sano

Inkastoo Steven uu 3-jir yahay hadana wuxuu ka mid yahay ragga ugu saameenta balaaran kubada cagta weli waa cayaaryahanka ugu mushaarka badan Liverpool wuxuuna todobaad walbo ka qaataa  $160,000. Sida laga wada warqabo Steven waa Face Value garoonka Anfield ooah inuu yahay cayaaryahanka suuq geynta u ah kooxda Liverpool!

Steven Gerrard mushaarkiisa iyo xayeysiinta daqliga kasoo galo:

Gerrard waa kabtanka Liverpool sidaa darteed sanad walbo wuxuu mushaar ahaan ku kasbadaa $12.7 Million sidoo kalena dhanka xayeysiinta asigoo 30-sano sare ayuu dhaafay ayuu weli lacag ka helaa waxaana sanad walbo soo gasho$4.5m.

Steven iyo shirkadaha uu haatan heshiiska kula jiro: 

Adidas

Jaguar

Locazade

Steven Gerrard iyo Guryaha uu leyahayand Properties

1. A Mansion oo ku leeyahay Freshfield (Liverpool)

Gurigan qiimo ahaan wuxuu ku fadhiyaa £3.9m wuxuuna ku yaalaa duleedka magaalada Liverpool waa guri aad u weyn oo mararka qaar dalxiis ahaan ay u booqdaan dadka magaalada Liverpool kusoo dagaan si ay usoo daawadan guriga halyeega Reds ku leeyahay magaalada uu ku dhashay.

Steven Gerrard Mansion

Akhriste Dalbo Laacibka aad Rabto in Laguu Soo Qoro hantida Uu Heysto Adigoo Codsigaaga Comment Ahaan Usoo Gudbin Doono Anagoo Hadda wixii ka dambeeyo Kusoo Qori Doono Magaca Akhristaha Dalbaday, Waxayna u Kala horeyn doonaan sida loo kala soo Hormaro, waxaayna iska arki doontaa Liskaan

Bile pedro                               Waxaa rabaa pedro

cali maxamed warasame         waxaan raba laacibka c.ronaaldo (Waa Loo Soo qoray)

Cali xaweeb                                       Weyn Roone

Moh                                                       boilletelle

Cabdi yare                                          Rooney

cabdirisaaq cabdi xuseen           Marco rue

rashdi                                                 Rayn Giggs

Abdi                                                    Ozil

Nuuuuuuuur                                   Shaarkeey ama tafare

Ismail                                               (Dhega Cadde) Qadka Dhexe Soomaaliya

Faysal                                                Messi  (Waa Loo Soo Qoray)

zaki lfc                                               Gerrard (Waa loo Soo qoray)

 

 

 

 


4 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Steven Gerrard Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

  1. Cali xaweeb Reply

    September 17, 2013 at 9:24 PM

    waxan doonayaa inaan ogaado hantida ciyaaryahanka wayne rooney ee man united

  2. cali maxamed warasame Reply

    September 17, 2013 at 9:47 PM

    waxaan doonayaa inaan ogaado hantida uuleeyahay laacibka c.ronaaldo oo uciyaara real madrid

  3. Bile pedro Reply

    September 17, 2013 at 9:56 PM

    Waxaa rabaa pedro

  4. maxamed jaamac macalimuu Reply

    November 24, 2013 at 1:35 PM

    waa mahadsan tihiin shaqaalaha webka hiilkubad marka xigta waxan jeclaan lahaa inaan ogaado hantida uuhaysto lampard

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close