Home » Europe » Champions League » SAADAAL: Kooxdee Real Madrid Ku Wehlin Doonta Finalka Champions League

SAADAAL: Kooxdee Real Madrid Ku Wehlin Doonta Finalka Champions League


YES

Habeen Dambe [Caawa] waxaa la ciyaari doonaa sidoo kale lugta labaad ee tartanka champions league wareegiisa Semi Finalka kulan dhexmari doona kooxaha Chelsea iyo Atetico Madrid kaas oo ka dhici doona garoonka Stamford Bridge.

Labadaan kooxood ayaa isku garab dhacay lugtii hore ciyaar ka dhacday Vincent Calderon waxeyna kusoo idlaatay 0-0, inkastoo wax walba is badali karaan.

Hadaba adiguba codkaaga sii, yaad is leedahay Real Madrid wey ku wehlin kartaa tartanka Finalka Champions League.

2 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: SAADAAL: Kooxdee Real Madrid Ku Wehlin Doonta Finalka Champions League

  1. Mubarak abass Reply

    April 30, 2014 at 12:23 AM

    A.s.c dhaman aqyarta kuxiran kubada cagta iyo asxabta hilkubad ani waxay ilatahay koxda chelsea aya kuwehelin donta finalka koxda real

  2. Jabriil ganey Reply

    April 30, 2014 at 9:00 AM

    Runti waxan rajeyna in chelsea ay kula wehlin donto finalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close