Habeen Dambe [Caawa] waxaa la ciyaari doonaa sidoo kale lugta labaad ee tartanka champions league wareegiisa Semi Finalka kulan dhexmari doona kooxaha Chelsea iyo Atetico Madrid kaas oo ka dhici doona garoonka Stamford Bridge.
Labadaan kooxood ayaa isku garab dhacay lugtii hore ciyaar ka dhacday Vincent Calderon waxeyna kusoo idlaatay 0-0, inkastoo wax walba is badali karaan.
Hadaba adiguba codkaaga sii, yaad is leedahay Real Madrid wey ku wehlin kartaa tartanka Finalka Champions League.
Mubarak abass
April 30, 2014 at 12:23 AM
A.s.c dhaman aqyarta kuxiran kubada cagta iyo asxabta hilkubad ani waxay ilatahay koxda chelsea aya kuwehelin donta finalka koxda real
Jabriil ganey
April 30, 2014 at 9:00 AM
Runti waxan rajeyna in chelsea ay kula wehlin donto finalka