[LISBON - PORTUGAL] 24-ka May waxaa iska hor imaan doona kooxo ku xifaaltami jiray horyaalka La Liga isla markaana ay ka dhaxeso cadaawad darisnimo waana marka ay is wajahaan Real Madrid iyo Atletico Madrid.
Lisbon ayaa nasiib u yeelatay iney martigaliso kulan kulminaya riyooyin badan:
[Real Madrid oo ku riyooneysa koobkeedii 10-aad ee LA DECIMA tartankaan Champions League & Atletico Madrid oo markii ugu horeysay ku riyoneysa iney u dabaal dagto boqrotooyada Yurub].
Real Madrid ayaa wado cad soo marsiisay kooxaha: Schalke 04, Borrusia Dortmund, Bayern Munich oo dhamaantood kasoo wada jeeda dalka Jarmalka.
Atletico Madrid iyana dhankeeda waxey soo qaarijisay: Milan, Barcelona, Chelsea.
Safar dheer ayey soo mareen balse hal riyo uun baa ku rumoobi doonta Stadia Da Luiz oo ay leedahay Benfica marka ay Habeenka Axada soo galeyso isugu yimaadaan Labada Kooxood.
Hadaba Codbixinta Hoose ka dhiibo codkaaga kooxdee ku guuleystan karta Champions League?
Sidoo kale Fikirkaaga Waa Muhiim qeybta Comments-ka noogu soo gudbi.
Young-MOHA
May 23, 2014 at 4:30 PM
Viva CR7, los blancos ayaa iska leh waxba yaan la is daalin asxaabey
Farxaan Blues
May 23, 2014 at 4:32 PM
atletico madrid ayaan siinayaa aniga viva blues and jose
Mahad Yare
May 23, 2014 at 4:35 PM
VIva Atletico Madrid, ooyaye Ronaldo halaga qaado, costa ayaa qaadaayo
Mustaf Ozil
May 23, 2014 at 4:37 PM
Viva Ozil and ex Madrid, ronaldo ayaa qaadaayo champions league wliba hat-triik ayuu dhalinaa
Cali Kaar
May 23, 2014 at 4:39 PM
aniga fikir ahaanteyda Real Madrid ayaa qaadeysa madama ay wadato macalin carlo ancelotti viva madridista
Maxamed Amiin KEKEY
May 23, 2014 at 4:45 PM
indha hadaan la is qabaneyn Atletico Madrid ayaa iska eh hadeyba Milan, Chelsea & Barcelona soo garaacday hala siiyo aan qabaa viva REDS YNWA
Farxaan C/llaahi
May 23, 2014 at 4:50 PM
Real Madrid ayaan siin lahaa koobkeedii 10-aad madama ay 10-sano arkin koobkaan viva el-barca
Jamiil Indhacade
May 23, 2014 at 6:46 PM
way iska cadahay cidii qaadi laheed CL Waa realmadrid La decema waaye sheekada Viva BBC
XUDEYFa SYL
May 23, 2014 at 7:29 PM
A/madrd ayan is leyahy wilasha diego simone in ay kor u qaadi donan
sugaal wiilwaal
May 23, 2014 at 8:21 PM
hala madrid kobkeedi 10aad ayey qadesa iyadana u sadaliyay <3