Home » Maxaa Cusub » SAADAAL: Arsenal Maka Bixi Doontaa Abaarta Koob La’aan Ee Heysa 9-ka Sano?

SAADAAL: Arsenal Maka Bixi Doontaa Abaarta Koob La’aan Ee Heysa 9-ka Sano?


Arsenal

Kooxda Gunners ee ka dhisan waqooyiga Magaalada London ayaa heysata fursad weyn oo ay kaga baxdo abaarta koob la’aan ee heysta mudad 9-ka sano ah madama ay joogto Finalka FA Cupka.

Gunners ayaa sabtida soo aadan oo ay taariikhdu tahay 17-ka May la ciyaari doonta Hull City kulan ka dhici doona garoonka caalamig ah ee Wembley Stadium.

Iney ciyaarto kulan Final ah waxaa ugu dambeysay 2009 markii ay lumisay Finalkii waxaana 2-1 kaga qaaday kooxda Birmingham, balse xiligaas qalad ayaga ka yimid ayaa looga qaaday koobka.

Si Walababa Ma is leedahay arsenal wey ka bixi karta abaarta koob la’aan ee heysata kooxda mudada dheer, madama ay xidigo badan dhaawac uga soo kaceen.

Codkaaga Ka Dhiibo Codeynta Hoose:

3 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: SAADAAL: Arsenal Maka Bixi Doontaa Abaarta Koob La’aan Ee Heysa 9-ka Sano?

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 15, 2014 at 10:08 AM

    Haa ayaan siin lahaa in aay ka baxdo abaarta koob la aanta hadii aan codkaayga ka dhiibto viva Liverpool+ sanadka dambo ayaan rajaynayaa in aan ka baxno abaarta baclays premier legau inaga heesato

  2. Ibraahim Reply

    May 15, 2014 at 1:17 PM

    Haa arsenal way ka baxeysa abaarta daba dheeratey sanadkan

  3. abuukar Reply

    May 15, 2014 at 4:47 PM

    haa waaayo mudo bdn ayaan sugeynay kob sa fcn wiliba waan ku dur durinenaa hul city

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close