Hadii uu jiro hal magac oo aan qalbiga taageerayaasha Arsenal ka go’eynin waa halyee Tony Alexander Adams oo mudo 23-sano ah kooxdan hogaamiye u ahaa dabcan Adams lama soo koobi karo heerkii uu kubada cagta ka gaaray balse waxaan idiin heynaa xog muhiim oo soo koobeyso waayihii ugu quruxda badneed, waxaa naga codsaday macluumaadka Adams ku saabsan aqriste magaciisa kusoo koobay Safidinho Safidiin, Fadlan ruug cadaagan oo dhameestiran hoos kaga bogo sidoo kalena Adam xulka England mudo dheer ayuu ka tirsanaa:
Xiliga uu dhashay: 10 October 1966 (47 sano)
Goobta uu ku dhashay: Romford, London, England
Dherirkiisa: 1.93 m
Heerka naadiyada: Arsenal (19883-2002)
Kulamada uu u saftay Gunners-ka: 672-kulan, 47-gool
Dhanka xulka England: (1987-2000), 66-kulan, 5-gool
Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Adams ku guuleestay:
Arsenal:
First Division/Premier League: 1988–89, 1990–91, 1997–98, 2001–02
FA Cup: 1992–93, 1997–98, 2001–02
Football League Cup: 1986–87, 1992–93
FA Community Shield: 1991 (shared), 1998, 1999
UEFA Cup Winners’ Cup: 1993–94
Biladihii ugu muhiimsanaa ee uu Adams:
PFA Young Player of the Year: 1987
PFA Team of the Year: 1994, 1996, 1997
Member in The Most Excellent Order of the British Empire (MBE): (1999 Birthday Honours)
Overall Team of the Decade – Premier League 10 Seasons Awards: (1992-93 – 2001-02)
Fantasy Teams of the 20 Seasons – Premier League 20 Seasons Awards: (1992-93 – 2011-12)
Safidinho Safidiin Yare
May 11, 2014 at 12:47 AM
Waad ku mahadsantihiin Sida Wanagsan Oo Aad Nola socod siisa wararka ciyaraha iyo taarikhaha mahadsanidiin Adminka page kan Soona tabiya taarikhaha Ciyaartoyda Shaqada wanagsan ee Aad uhaysid dhalinyarada ku xiran page kan sii wad walal waadna ku mahadsan tahay sida wanagsan oo nooga soo tabisay taarikhda tony adams
cabdi casiis boosh cade
May 11, 2014 at 6:56 AM
NOO SOO DIYAARIYA TAARIIKHDA SANTI CAZORLA