Home » Maxaa Cusub » Halyee Tonny Adam Iyo Gulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxa Kala Socotaa

Halyee Tonny Adam Iyo Gulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxa Kala Socotaa


Adams

Hadii uu jiro hal magac oo aan qalbiga taageerayaasha Arsenal ka go’eynin waa halyee Tony Alexander Adams oo mudo 23-sano ah kooxdan hogaamiye u ahaa dabcan Adams lama soo koobi karo heerkii uu kubada cagta ka gaaray balse waxaan idiin heynaa xog muhiim oo soo koobeyso waayihii ugu quruxda badneed, waxaa naga codsaday macluumaadka Adams ku saabsan aqriste magaciisa kusoo koobay Safidinho Safidiin, Fadlan ruug cadaagan oo dhameestiran hoos kaga bogo sidoo kalena Adam xulka England mudo dheer ayuu ka tirsanaa:

Xiliga uu dhashay: 10 October 1966 (47 sano)

Goobta uu ku dhashay: Romford, London, England

Dherirkiisa: 1.93 m

Heerka naadiyada: Arsenal (19883-2002)

Kulamada uu u saftay Gunners-ka: 672-kulan, 47-gool

Dhanka xulka England: (1987-2000), 66-kulan, 5-gool

Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Adams ku guuleestay:

Arsenal:

First Division/Premier League: 1988–89, 1990–91, 1997–98, 2001–02

FA Cup: 1992–93, 1997–98, 2001–02

Football League Cup: 1986–87, 1992–93

FA Community Shield: 1991 (shared), 1998, 1999

UEFA Cup Winners’ Cup: 1993–94

Biladihii ugu muhiimsanaa ee uu Adams:

PFA Young Player of the Year: 1987

PFA Team of the Year: 1994, 1996, 1997

Member in The Most Excellent Order of the British Empire (MBE): (1999 Birthday Honours)

Overall Team of the Decade – Premier League 10 Seasons Awards: (1992-93 – 2001-02)

Fantasy Teams of the 20 Seasons – Premier League 20 Seasons Awards: (1992-93 – 2011-12)


2 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Halyee Tonny Adam Iyo Gulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxa Kala Socotaa

  1. Safidinho Safidiin Yare Reply

    May 11, 2014 at 12:47 AM

    Waad ku mahadsantihiin Sida Wanagsan Oo Aad Nola socod siisa wararka ciyaraha iyo taarikhaha mahadsanidiin Adminka page kan Soona tabiya taarikhaha Ciyaartoyda Shaqada wanagsan ee Aad uhaysid dhalinyarada ku xiran page kan sii wad walal waadna ku mahadsan tahay sida wanagsan oo nooga soo tabisay taarikhda tony adams

  2. cabdi casiis boosh cade Reply

    May 11, 2014 at 6:56 AM

    NOO SOO DIYAARIYA TAARIIKHDA SANTI CAZORLA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close