Cristiano Ronaldo lacagaha saafiga ah ee uu heesto - $120 million
Daqliga guud ee soo galo xidigan - $44 M
Mushaar/Guno - $23 M
Xayeysiinta lacagaha uu ka helo: $21 M
Shirkadaha ugu caansan ee uu xayeysiinta u sameeyo: Castrol, Nike, Konami
Da’da: 28-sano
Ronaldo wuxuu ka mid yahay xidigaha ugu wanaagsan taariikh ahaan ee kubada cagta soo mari sidoo kale waa xidig can ah inta badana soo jiito malaayiin taageero ah oo daafaha caalamka ku kala nool, dhawaan ayuu Madrid heshiis cusub u saxiixay kaasi oo ka dhigay cayaaryahanka ugu mushaarka badan caalamka sidoo kalena daqli farabadan ayaa dhanka xayeysiinta kasoo gali tani ayaa ka dhigtay CR inuu noqday lacag socoto!
CRISTIANO RONALDO iyo shirkadaha uu xayeysiinta u sameeyo:
Armani
Nike
Castrol
Konami
Cristiano Ronaldo iyo guryahaha uu leeyahay:
Aqalka uu Madrid ku leeyahay waxaa lagu qiimeeyay: $7.2 million
wuxuu ku yaalaa bartamada magaalada Madrid sanadii 2009 markii uu Real Madrid si rasmi ah ugu biiray ayuu gurigaan gatay, hadaba hoos kaga baqo quruxda uu leeyahay aqalka uu Cristiano Madrid kaga nool yahay.
Guriga labaad magaalada Manchester ayuu ka gatay qiimo ahaan:$6 million
Xaafada lagu magacaabo Cheshire ayuu magaalada Mancheste kaga yaalaa wuxuuna ku noolaa xiligii uu Man United ka tirsanaa, waxaana lagu tilmaamay inuu ahaa gurigii ugu qaalisnaa ee cayaaryahan Yurub ka cayaaro ku nool yahay wuxuuna ka kooban yahay 5-qol oo weliba mid walbo leh qolkiisa qubeyska gaarka ah, sidoo kale barkad lagu qubeesto iyo meel yar oo aflaanta lagu daawado ayuu leeyahay. muuqaadlkiisa hoos kaga bogo.
zaki lfc
September 16, 2013 at 9:53 PM
steven gerarad soo sheega tariiqdisa
moh
September 17, 2013 at 4:45 PM
waxad so sheekeysaan taariikhda ciyaaryahanka mario boilletelle iyo niloshiisa balwax ka soo shega
faysal
September 17, 2013 at 9:32 AM
Waxan raba messi lacbka argtn
ismail
September 17, 2013 at 9:54 AM
waxad isheegtaan lacibka caanka ah ee uga ciyara qadka dhexe qaranka somalia (dhagacade) hantidisa
Nuuuuuuuur
September 17, 2013 at 10:01 AM
Shaarkeeey ama tafare soo sheega waxad ka heysaan
abdi
September 17, 2013 at 10:32 AM
sxb idinkoo aad u mahadsan ozil noloshiisa noosoo gudbiya waad mahad san tihiin
yuusuf ali guul
December 1, 2013 at 12:15 AM
aniga waxa aan rabaa inaad noosoo gudbisaan ciyaar yahankii cuslaadey ee cabdi bile cabdi waxa u haysto iyo noloshiisa waad mahadsan tihiin
rashdi
September 17, 2013 at 2:03 PM
waxan rabaa in la isodayo taariqda rugcada wales iyo kooxxda manchester united Rayn Giggs
cabdirisaaq cabdi xuseen
September 17, 2013 at 3:08 PM
Xidiga brussia dortmund.Marco rue
abdi yare
September 17, 2013 at 3:30 PM
waa rayi fiican bahda kubada huulkubad mahadsanidiin dhaman
waxan u bahnaa werar yahanka manchester united weyne rooney
holac
September 24, 2013 at 12:57 PM
xidiga man city samiir nasri
Ali
November 15, 2013 at 8:10 PM
Fernando Torres
hanad
November 15, 2013 at 9:32 PM
waxaaad ii sheegtaa idinka oo mahadsan laacibka franck ribery iyo noloshiisa
xudayfe cismaan
November 16, 2013 at 2:17 PM
waxaan doonayaa taariikhda steven gerrard
proff Abdi sugaal
November 23, 2013 at 10:03 AM
xavi hernandez iyo hantida uu leeyahay
Zak Moha
December 31, 2013 at 9:50 AM
waxaad so saartaan hantida u le yahay Cech Thnkz
Maxamud Xasan Maxamed faqi1234
March 13, 2014 at 11:25 AM
Adinkoo mahadsan hadad soo qaadankartan rug cadaagii soomaliya taarikhdisii oo kooban laacib ahna kabtanki waagas xulka qaranka soomali ismaaciil sinigaal una dheeli jirey badroolka
tottenham hotspur
June 29, 2014 at 7:22 AM
luis nani ino so gudbiya mahad sanidiid
mohamed wali
July 5, 2014 at 10:53 AM
waxan idin ka codsanayaa marcelo hantidiisa.