Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Badan Ayaa Kusoo dhamaaday Garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmaray kooxaha Banaadir Sports Club iyo Gaadiidka kuwaas oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee daka Soomaaliya. Gaadiidka galabta waxaa u ciyaaraya laba xidig oo keenyaati ah kuwaas oo dhawaan kusoo biiray iyadoo ay xusuus mudan tahay in goolhaye…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan aad u xiiso badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha Jeenyo iyo Heegan waana kulankii Lixaad ee labada kooxood. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood, halka Heegan ay leedahay 9-dhibcood, waxaana Jaanis u heysta inuu hogaanka la wareego Jeenyo oo tiigsan doonta 13-dhibcood hadii ay guul gaarto. Si…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jeenyo iyo Heegan ayaa galabta isku farasaari doona garoonka Banaadir Stadium kulan xiiso badan oo ay taagerayasha labada dhinac wada sugayaan. Jeenyo ayaa kulankeedii ugu dambeeyay barbaro aysan u qalmin ka heshay kooxda Banaadir Sports Club halka Heegan ay guuldaro la isku xiiqay ka heshay Elman. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa hogaanka Horyaalka Nationalink Championship 2013 si kumeel gaar ah u qabatay kadib markii ay guul ciriiri ah ka gaareen kooxda Heegan. Sacad Saalax Xuseen iyo Maxamed Cabdinuur Shaarkey ayaa dhaliyay labada gool ee kooxda Elman siiyay guushaan. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi dagan iyadoo ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad.com waxey ku guuleysatay iney akhristayaasheeda usoo tabiso ciyaarta xiisaha leh ee galabta dhexmari doona kooxaha Heegan iyo Elman kulan ka tirsan Horyaalka Heerka Koowaad ee dalka. Kulankaan ayaa ah kii Shanaad ee Labadaan Kooxood, Dhacdooyinka ka dhaca garoonka, Kaararka La bixiyo, Natiijada Ciyaarta dhamaan waan idiin soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta waxaa garoonka Banaadir Stadium ee dagmada C/Casiis ka dhici doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Elman iyo Heegan kana mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka Soomaaliya sidoo kalana ku jira kaalmaha 3-aad iyo 4-aad. Si Kastaba Labadan kooxood ayaa tiigsanaya iney hogaanka Horyaalka si kumeel gaar ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida la filayay Kooxda Gaadiidka ayaa ka hor kulankeedii maanta ee Horseed kuso bandhigtay laba xidig oo ajaanib ah kuwaas oo kusoo biiray kana soo jeeda dalka Kenya. Sida uu horay u shaaciyay Xog-hayaha Naadiga Gaadiidka Bile Maxamuud Jimcaale oo maanta la haladlay Saxaafada Ciyaaraha ee gudaha soomaaliya. Kooxdaan ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xifaaltan xoog leh ayaa ka dhex bilowday kooxaha Heerka Koowaad ee Soomaaliya Kadib Markii kooxda Banaadir Sports Club ay bilowgii xili ciyaareedkaan keensatay afar ciyaariyahan oo Ajnabi ah kuwaas oo u kala dhashay Kenya iyo Nigeria waxaana xidigahaas ay qeyb weyn ka geesteen Hormark kooxda iyagoo hogaanka u dhiibay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium waana Kulankii afaraad ee labada kooxood inkastoo kooxda Dekedda aysan labadii kulan ee ugu dambeysay aysan guul gaarin. Jeenyo ayaa labadii kulan ee ugu dambeysay hal kulan badisay kulana guuldaro la kulantay waxaana ay labada kooxood kala leeyihin Jeenyo 6-dhibcood, Dekedda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Leh ayaa haatan ka socda garoonka Banaadir Stadium, Waana kulankii afaraad ee labada kooxood taasoo ka dhigan in kooxda Elman ay leedahay 6-dhibcood halka Kooxda Savaana aysan laheyn wax dhibic ah. Liibaan Yuusuf Xirsi oo numberka 12-aad u wata Savaana ayaa ka dhalyay goolka kaliya ee hogaanka u…