Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia (Page 3)

Sacad & Shaarkey Oo Elman U Sahlay Iney Si Kumeel Gaar Ah Hogaanka Ula Wareegaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa hogaanka Horyaalka Nationalink Championship 2013 si kumeel gaar ah u qabatay kadib markii ay guul ciriiri ah ka gaareen kooxda Heegan. Sacad Saalax Xuseen iyo Maxamed Cabdinuur Shaarkey ayaa dhaliyay labada gool ee kooxda Elman siiyay guushaan. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi dagan iyadoo ay…

Live: Toos Ah Ula Soco Kulanka Xiisaha Leh Ee Dhexmaraya Kooxaha Heegan & Elman

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad.com waxey ku guuleysatay iney akhristayaasheeda usoo tabiso ciyaarta xiisaha leh ee galabta dhexmari doona kooxaha Heegan iyo Elman kulan ka tirsan Horyaalka Heerka Koowaad ee dalka. Kulankaan ayaa ah kii Shanaad ee Labadaan Kooxood, Dhacdooyinka ka dhaca garoonka, Kaararka La bixiyo, Natiijada Ciyaarta dhamaan waan idiin soo…

Hordhaca Heegan vs Elman: Kooxda Elman Oo Isha Ku Heysa Hogaanka Horyaalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Galabta waxaa garoonka Banaadir Stadium ee dagmada C/Casiis ka dhici doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Elman iyo Heegan kana mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka Soomaaliya sidoo kalana ku jira kaalmaha 3-aad iyo 4-aad. Si Kastaba Labadan kooxood ayaa tiigsanaya iney hogaanka Horyaalka si kumeel gaar ah…

Rasmi: Kooxda Gaadiidka Oo Soo Bandhigtay Xidigaha AJaanibta Ah Ee Kusoo Biiray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida la filayay Kooxda Gaadiidka ayaa ka hor kulankeedii maanta ee Horseed kuso bandhigtay laba xidig oo ajaanib ah kuwaas oo kusoo biiray kana soo jeeda dalka Kenya. Sida uu horay u shaaciyay Xog-hayaha Naadiga Gaadiidka Bile Maxamuud Jimcaale oo maanta la haladlay Saxaafada Ciyaaraha ee gudaha soomaaliya. Kooxdaan ka…

AJAANIB LA ISKUGU FAANAY: Kooxda Gaadiidka Oo Raacday Wadadii Banaadir SC Laba Xidig Oo Ajnabi Ah Ayey Keensatay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xifaaltan xoog leh ayaa ka dhex bilowday kooxaha Heerka Koowaad ee Soomaaliya Kadib Markii kooxda Banaadir Sports Club ay bilowgii xili ciyaareedkaan keensatay afar ciyaariyahan oo Ajnabi ah kuwaas oo u kala dhashay Kenya iyo Nigeria waxaana xidigahaas ay qeyb weyn ka geesteen Hormark kooxda iyagoo hogaanka u dhiibay…

LL.PP Jeenyo Oo Guul Ka Gaartay Dekedda Soona Tiigsatay Kaalinta Labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan Xiiso Badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium waana Kulankii afaraad ee labada kooxood inkastoo kooxda Dekedda aysan labadii kulan ee ugu dambeysay aysan guul gaarin. Jeenyo ayaa labadii kulan ee ugu dambeysay hal kulan badisay kulana guuldaro la kulantay waxaana ay labada kooxood kala leeyihin Jeenyo 6-dhibcood, Dekedda…

Elman Oo Soo Tiigsatay Kaalinta Labaad Kadib Guushii Ay Ka Gaareen Kooxda Savana

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan Xiiso Leh ayaa haatan ka socda garoonka Banaadir Stadium, Waana kulankii afaraad ee labada kooxood taasoo ka dhigan in kooxda Elman ay leedahay 6-dhibcood halka Kooxda Savaana aysan laheyn wax dhibic ah. Liibaan Yuusuf Xirsi oo numberka 12-aad u wata Savaana ayaa ka dhalyay goolka kaliya ee hogaanka u…

Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubada Cagta Oo Qalab Sports Gudoonsiiyay Xiriirka Gobolka Jubada Hoose

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa gudoonsiiyay qalab sports xiriirka kubada cagta gobolka Jubada Hoose iyadoo uu u gudoomiyay gudoomiye dhawaan laga soo doortay gobolkaas ee Burhaan Kukuunye. Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Siciid ayaa gudoonsiiyay qalabka sports ee ay ugu tala galeen gobolka Jubada Hoose xaflad ka…

Banaadir Sports Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Dekedda Kulan Ay Kasoo Muuqdeen Ajaanib Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa galabta sameysay layaab kadib markii ay guuldaro 4-2 ah dhabarka ugu rideen kooxda Dekedda kulan xiiso lahaa oo noqday kii ugu xamaasadda badnaa Horyaalka. Dekedda ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay qeybtii hore ciyaarta markii C/raxmaan Dheere xidiga la yiraahdo ee ka tirsan Banaadir SC uu…

Elman Oo Ka Gudubtay LL.PP. Jeenyo Xili Shaarkey & Sacad Ay Shabaqa Soo Taabteen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa guul muhiim ah a gaartay dhigeeda Jeenyo kulankii ugu adkaa horyaalka Soomaaliya kulan xiiso lahaa oo ka dhacay Banaadir Stadium. Mohamed Abdinoor Shaarkey & Sacad ayaana kala diray kooxda Jeenyo oo dardar ku bilowday bilowgii ciyaarta waxaana natiijada ay ka dhigeen 2-0. Labada kooxood…

Close