Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koob loogu tala galay isdhexgalka bulshada ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafada Waxar Cadde ee dagmada Heliwaa shalay koobkaas oo loogu magac daray (Kaa Dheeri Championship) waxana kazoo qeyb galay 8-kooxood oo kakala yimid dagmooyinka gobolka banaadir. Tartanka oo ahaa mid xiiso badan waxaa soo qabanqaabiyay Gudoomiye Cali Baashi, Cabdi Xasan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigii hore xulka qaranka dalka soomaaliya iyo Naadigii Menecipia Axmed Cabaas Busuri ayaa si wayn wayn loogu soo dhaweeyay garoonka Kubadda Cagta Banaadir (EX koonis ) iyadoona ay goobjoog u ahaayeen kumaan kun dadwayne oo isugu jira taageerayaal Madaxda Xirirada Guddiga olombikada iyo ciyaartoydii hore ee Isboorta dalka Nuucyadiisa kala…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa muddo saddex bilood ah waxa uu tababar ku qaadanayaa dalka Kenya. Mo Farah ayaa tababarkan waxa uu ku doonayaa in uu ku guuleysto tartanka Virgin Money London Marathon. 12 toddobaad ayuusan arki doonin xaaskiisa Tania iyo carruurtiisa oo ku nool dalka Maraykanka. Waxana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso badan ayaa haatan ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha LL.PP Jeenyo iyo Gaadiidka oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya. Jeenyo oo kulankii ugu dabeeyay qasaaro kala kulantay Heegan ayaa dib u heshay weeraryahankeeda C/qaadir Liinje sidoo kale Gaadiidka ayaa heleysa laba xidig…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo Magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sido kale tartanka dhalinyarada Afrika ee ka dhacaya Dalka Senegal 2015-ka. Sida lagu Shaaciyay Website-ka Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Badan Ayaa Kusoo dhamaaday Garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmaray kooxaha Banaadir Sports Club iyo Gaadiidka kuwaas oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee daka Soomaaliya. Gaadiidka galabta waxaa u ciyaaraya laba xidig oo keenyaati ah kuwaas oo dhawaan kusoo biiray iyadoo ay xusuus mudan tahay in goolhaye…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan aad u xiiso badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha Jeenyo iyo Heegan waana kulankii Lixaad ee labada kooxood. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood, halka Heegan ay leedahay 9-dhibcood, waxaana Jaanis u heysta inuu hogaanka la wareego Jeenyo oo tiigsan doonta 13-dhibcood hadii ay guul gaarto. Si…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jeenyo iyo Heegan ayaa galabta isku farasaari doona garoonka Banaadir Stadium kulan xiiso badan oo ay taagerayasha labada dhinac wada sugayaan. Jeenyo ayaa kulankeedii ugu dambeeyay barbaro aysan u qalmin ka heshay kooxda Banaadir Sports Club halka Heegan ay guuldaro la isku xiiqay ka heshay Elman. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigii hore kooxaha Ajex, Tottenham, Midlesbrough, Roma iyo Xulka Masar Ahmed Mido ayaa loo dhiibay xilka tababaranimo ee Kooxdii uu ciyaaraha kasoo bilaabay ee Zamalek. Ahmed Mido ayaa xilka loo magacaabay shalayto kadib markii ay iska ceyriyeen Helmi Toulan kadib barbardhac ay la galeen kooxda El-Hodood kulan ka tirsan Horyaalka Masar.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa hogaanka Horyaalka Nationalink Championship 2013 si kumeel gaar ah u qabatay kadib markii ay guul ciriiri ah ka gaareen kooxda Heegan. Sacad Saalax Xuseen iyo Maxamed Cabdinuur Shaarkey ayaa dhaliyay labada gool ee kooxda Elman siiyay guushaan. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi dagan iyadoo ay…