Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka, gaar ahaan qaarada geeska Africa waxaana caawa isku dhagan kooxaha Ethiopia iyo Nigeria iyadoo dowladda itoobiya ay rajo wanaagsan ka qabto inay usoo baxdo koobka adduunka ee 2014 Brazil, kulamada la cayaarayana waa sida hoos ku qoran:…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka reer Cameroon ee ka tirsan kooxda Chelsea Samuel Etto’o ayaa wax laga qoray noloshiisa gaarka ah waxaana la yaab ah in wargeska The Sun uu si gaar ah uga hadlo nolosha qarsoon ee xidigan wuxuuna sheegay in xidigan ka tirsan kooxda Chelsea uu haatan leeyahay 400-mobile weliba mid walbo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa cabsi ka qabta in Juventus ay soo jiidasho ku sameyso da’yarka kooxda haatan ee Adnan Januzaj xili Juventus ay wali maskaxdeeda ka go’in Faraska Xulka France Paul Pogba kaas oo isagoo da’yar go’aansaday inuu ku biiro Juventus kal hore. Iskuduba ridaha Kooxda Juventus Beppe…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeyga Soomaaliya u dhashay ee u urda Ingiriiska haystana horyaalnimada dunida ee orodka 10 ka iyo 5ta kun ee mitir waa Maxamed faarax oo Mo Farah loo yaqaana ayaa markaan nasasho ka qaadanaya orodka iyo daalka aalmiintada waxuuna Mo farah asiga iyo xaaskiisa Tania ay dalxiis u aadeen jaziiradaha Caribbeanka ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kevin-Prince Boateng ayaa ka baxay xulka Ghana ee wajahaya isbuuca soo socda xulka Masar ee lugta hore ee wareega ugu danbeeya isreebreebka Koobka Adduunka. Baoteng ayaana kulankaan ku seegaya dhaawac jilibka ka soo gaaray, iyagoo Ghana ay geesaha gelin doonto Masar iyadoo uu ka maqan yahay xiddigii hore ee AC…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka Xulka Sweden ahna weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germain ayaa raja ka qaba in kooxdiia ay ku guuleysan karto tartanka loo tartamayo ee Horyaalada Yurub (Champions League). Naadiga difaacanaya Horyaalka Faransiiska ayaa xili ciyaareedkii hore qasaaro kala kulantay Barcelona quater finalka tartanka Champions League inkastoo si adag lagu reebay. Xidigaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cadbuqaadir xaaji shiikha oo dhawan dalka dib uu soo laabtay ayaa durba bilaabay talaabooyina hormarinta kubadda koleyga uu horay ugu dhawaawaqay. Macalimuu shiikha ayaa tababar u bilaabay macalimiinta kooxaha kubadda koleyga laylisa Si uu ugu kordhiyo farsamada iyo dharciyada cusub ee kusoo kordhay dhanka macalimiinta sidoo kale tabarayaal waxaa qayb…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ururka Kubada Cagta Afrika ee CAF ayaa agaasimaha xafiiska wax barashada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Maxamed Axmed u magacaabay in uu noqdo Qiimeeye Garsooreyaasha CAF. Magacaabistan ayaa waxaa ay ka dhigantahay in Mr Cali Maxamed Axmed uu noqonayto qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo masuuliyad noocan oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Markii ugu horeysay muddo ku dhawaad 10 sanadood ah ayaa masuul sare oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu ka mid noqday masuuliyinta maamuli doona cayaaraha koobka aduunka ee FIFA beach soccer world cup ee bishan 18-keeda ka furmi doona dalka Tahiti, waxaana tani ay tusaale weyn…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Maalinta Beri ah lagu wado in la Sameeyo isku aadka Wareega ugu dambeeya ee Isreebreebka Koobka Adduunka ee Qaaradda Africa 10ka xul ee Afrika ee u soo baxay wareega ugu danbeeya ee isreebreebka Koobka Adduunka ayaa berrito loo qaban doonaa isku aad, iyadoo kooxaha loo kala saaray labo heer…