Home » Archives by category » Africa (Page 12)

Sadex Xidig Oo Ajnabi Ah Oo Kasoo Muuqan Doona Horyaalka Soomaaliya Xili Ciyaareedkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Soomaaliya ayaa bilaaban doona mudo dhaw waxaana lagu wadaa inuu noqdo mid xiiso badan kana xiiso badan horyaaladii hore. Xili Ciyaareedkaan Sadex Xidig oo ajnabi ah ayaa kasoo muuqan doona horyaalka Soomaaliya xiligaan waxeyna kasoo muuqan doonaan naadiga Banadir Sports Club ee ka mid ah kooxaha heerka koowad. Sadexdaan xidig…

Ghana Oo Nus-darsan Ku Xasuuqday Masar, Xili Kabtan Asamoah Gyan Uu Laba Jeer Shabaqa Soo Taabtay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Black Stars lagu neynaaso ayaa soo bandhigay bandhig cajiib ah markii ay 6-1 ku xaaqeen xulka Masar lugta hore ee isreeb-reebka Koobka Aduunka Qaarada Africa kulamada Kala Baxa waxaana Ghana ay awood u sheegatay Masar oo marti u aheyd xulka Ghana. Gyan oo laba goal dhaliyay, Muntari oo rigoore…

Macalinkii Hore Senegal Bruno Metsu Oo Geeriyoday Isagoo Qabay Cudurka Kansarka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinkii Hore Xulka Senegal Bruno Metsu ayaa geeriyoday isagoo da’diisa ay tahay 59-sano jir. Macalinkaan reer France ayaa lagu xasuustaa inuu wacdaro dhigay Koobkii Aduunka ee 2002 markaasoo wadamada Japan iyo Koonfurta Korea ay martigeliyeen Koobkaas. Senagal ayaa so gaartay wareega 8-da ee koobkaas markii ay soo gudbeen Sweden iyo France…

Boqorada Quruxda Africa Oo Saadaal Ka Bixisay Kulanka Ghana vs Egypt Ee Isreeb-reebka Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay qortay Jariiradda Goal.com qeybteeda Ghana gabadha ugu quruxda badan Africa sanadkaan ee Garranzer Naa Okailey Shooter ayaa taageero u muujisay Xulka Ghana ka hor kulanka ay caawa fiidkii xiliga geeska Africa yeelan doonaan xulalka Masar iyo Ghana kulankaas oo ka dhici doona Garoonka Baba yara Sports Stadium ee…

Kulamada Isreb Reebka Koobka Aduunka Ee Dhammaan Qaaradaha Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa caawa la cayaari doonaa kulamadii ugu dambeeyey ee isrebereebka Koobka Adduunka, iyadoo xulalka qaar ay xaqiijin doonaan usoo bixitaankooda Koobka adduunka ee Brazil, Halka Kuwa kalana ay isaga hari doonaan, waxaana xusid mudan in sidoo kale xulalka qaar ay aadi doonaan Play Off,  haadaba waxaa kuwaan kulamada la cayaari…

Hordhaca Ghana vs Masar: Xili Africa Ay Weyn Doonto Mid Ka Mid Xulalka Awooda Leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Ghana ayaa Fiidnimada ku martigelineysa xulka Masar magaalada Kumasi lugta hore ee wareega ugu danbeeya ee isreebreebka Koobka Adduunka. Labada lug ee ay iswajahayaan labadaan xul ayaa laga filayaa inay ka soo baxaan kulamo xiiso leh, iyadoo Black Stars ay ka warqabaan inay wajahayaan xulka waqtigaan la joogo ugu…

Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta Oo Dhan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

dhammaan shaqaalaha iyo madaxda hiilkubad.com waxay hambalyo u dirayaan farxada ciida darteed  dhammaan akhristayaasha website-kaan anagoo idin leh (Kulu Caam Wa Antum Bikheyr) كل عام وأنتم بخير…

Xulka Nigeria Oo Dirqi Ku Dhaafay Ethiopia Xili E. Emenike Uu Laba Jeer Shabaqa Soo Taabtay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

E. Emenike ayey ka dhigan tahay inuu laba goal ugu hogaamiyay xulkiisa Nigeria iney guul ka gaaraan Xulka Ethiopia isla markaana hal lug la galaan koobka Aduunka ee 2014-ka Brazil lagu qaban doono Nigeria ayaa 2-1 ku garaacday Ethiopia taasoo ka dhigan in Super eagles ay markii shanaaad taariikhdooda ka…

Hordhaca: Tunisia vs Cameroon: Samuel Eto’o Oo Hogaamin Doona Cameroon Mar Labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weerayahanka Kooxda Chelsea ahna Hogaamiyaha Xulka Cameroon ayaa kusoo laabanaya xulkiisa kadib ka laabashadii hadalkii uu hora ugu hadaaqay ee ahaa inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah. Xulka Indomitable Lions lagu neynaaso ayaa tijaabo adag la gali doona xulka Tunisia kama dambeysta kulamada isreeb-reebka Koobka Aduunka Qaarada Africa ay ugu soo…

Hordhaca: Ethiopia vs Nigeria: Super Eagles Oo Beegsanaya Iney Gaaraan Markii Shanaad Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Difaacanaya Koobka Qaramada Qaarada Africa ee Nigeria ayaa isago ay ka muuqato kalsooni dheeraad ah maanta wajahaya xulka Ethiopia kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Aduunka Qaarada Africa wareega Kala Baxa, Lugta hore. Wiilasha Stephan Keshi ayaa iyagoon aan laga adkaan kasoo baxay groupka ay ku jireen [Group F] markii…

Close