Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka England Danny Welbeck oo ku biiray kooxda Arsenal ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin ayaa ka dhawaajiyay inuu waligiis niyada ku heyn jiray ka mid noqoshada kooxda Arsenal xitaa marka uu ku noolaa xarunta Old Trafford wuxuuna yiri “waa arin aan ku faraxsanahay inaan ku biiray kooxda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo sheeko walba ay bilow tahay isla markaana horyaalada qaarada yurub daaha laga rogay waxey Goal.com & Huawei Team Ranking soo calaameeyeen kadib furitaanka horyaalada yurub kooxaha ugu kubad heysashada iyo baaska badan, waxaana liiskaan hogaanka u qabtay Barcelona. Bulgarana waxey isku cel-celis kubada heysashada heshay 72%, taasina waxey ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha Xulka Spain Vincent Del Bosque ayaa soo shaaca ka qaaday in da’yarka Asal Marookaanka ah ee qaatay dhalashada Spain isla markaana ka tirsan kooxda Barcelona Munir El Haddadi dhawaan xulka looga yeeri doono. 19-jirkaan ayaa si layaab leh uga soo dhex muuqday safka hore ee Barcelona labadii kulan ee horyaalka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaxweynaha kooxda Paris Saint Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa ka dhawaajiyay dalab ay ku diideen kooxda Barcelona kadib markii Bulgarana ay 40 Malyan kusoo dalbatay daafaca da’da yar ee reer Brazil Marquinhos. Barcelona ayaa si ba’an loola xiriirinayay Marquinhos ka hor inta aysan si lama huraan ah usoo iibsan Thomas Vermaelen, Jeremy…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maareeyaha ciyaaraha kooxda Verone ee dalka talyaaniga Sean Sogliano ayaa shaaca ka qaaday waqtiga ay ku qaadatay saxiixa halyeeygii hore kooxaha Barcelona & Real Madrid Javier Saviola. Xidigaan reer Argentina ayaa ku biiray Verona habeenkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, maamulka Verona ayaana sheegay iney shan daqiiqo kaliya ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester City ayaa walwal xoogan ka qabta dhaawac looga shakiyay kabtankooda reer Belgium Vincent Kompany ka hor kulanka habeen dambe ay xulkaas la ciyaari doonaan Australia kulan saaxiibtinimo. 28-jirkaan heerka caalami sidoo kale waa kabtanka xulka Belgiumka, inkastoo laga saaray ciyaartoyda wajaheysa Australia habeen dambe kadib inkastoo kooxda City ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Xulka England iyo Kooxda Spurs haatan ka mid ah qoraayaasha wax ku qora Daily Mail Jamie Redknapp ayaa ka hadlay fikirkiisa ku aadan saxiixa Radamel Falcao. Jamie wuxuu aaminsan yahay in weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao uu yahay number 9-kii ugu wanaagsanaa ebid ay soo iibsato kooxda Manchester…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maareeyaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona Andoni Zubizarreta ayaa qiray in daafaca reer Brazil Dani Alves uusan heli doonin wax heshiis kordhin, xili xidigaan heerka caalami heshiiska uu kula joogo Barcelona uu dhacayo 10-bilood kadib taasoo ku eg January 2015. Si Kastaba Zubizarreta ayaa hadalkaan ka dhawaajiyay kadib markii kooxda Bulgarana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo kooxda ka dhisan Old Trafford ay maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda soo xerogalisay laba xidig oo muhiim ah kuwaas oo kala ah Radamel Falcao iyo Daley Blind, hadana tababaraha kooxda Louis Van Gaal wali kama quusan inuu soo xareeyo kubad sameeyaha reer Holland Kevin Strootman. Van Gaal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca da’da yar ee kooxda Everton John Stones ayaa filanaya inuu kasoo muuqdo xulka England markiisii ugu horeysay kulan ciyaareedka ay caawa la yeelan doonaan Norway. 20-jirkaan ayaa dhawaan qalinka ugu duugay kooxdiisa shan sano oo heshiis ah, sidoo kalana waxaa lagu daray liiska dhaxal sugayaashii koobka Aduunka ee 2014…