Horyaalka wuxuu ka mid yahay horyaalada loogu jecel yahay caalamka waxaana ka xamaashaan qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu caansan sidoo kalena horyaalkan waxaa laga cayaaraa kubad adag sida darteed xili cayaareedkan 2014/15 kooxaha horyaalkan ku tartami doonaan halgan ugu jiraan saxiixa xidigo tayo wanaagsan waayo dhamaan kooxahan waxay rabaan inay soo afjaraan awooda ay Juventus ku heesato Serie A-da madaama 3-sano ee ugu dambeesay horyaalka ku guuleesatay hadaba hoos kaga bogo ilaa haatan qaar ka mid ah kooxaha horyaalka alyaaniga iyo xidigaha ay lasoo saxiixdeen:
Cayaaryahan | Ka yimid | Ku biiray | Qiimaha |
Cristian Molinaro | Stuttgart | Torino | Free |
Jeremy Menez | PSG | AC Milan | Free |
Alex | PSG | AC Milan | Free |
Giorgi Chanturia | CFR Cluj | Verona | €1m |
Ciprian Tatarusanu | Steaua Buchurest | Fiorentina | Free |
Seydou Keita | Valencia | AS Roma | Free |
Albert Riera | Galatasaray | Udinese | Free |
Pontus Jonsson | Malmo | Torino | Free |
Nabil Jaadi | Anderlecht | Uidnese | Qiimo aan la shaacinin |
Josef Martinez | Young Boys | Torino | Qiimo aan la shaacinin |
maxaan akhrinaaba xayaysiis ayaanba waxba laga arkeyne hagaajiya idinkoo raaliya