Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee 10-Ka Saxiix Ee Uu Tababare Mourinho Ku Guuleestay Kuwaas Oo Chelsea Ku Faa’iiday?

Waa Kuwee 10-Ka Saxiix Ee Uu Tababare Mourinho Ku Guuleestay Kuwaas Oo Chelsea Ku Faa’iiday?


Didier-Drogba

Macalin Jose Mourinho waa shaqsi guusha saaxiib la ah sidoo kalena waqti wanaagsan kusoo qaatay kooxaha FC Porto, Inter Milan, Real Madrid iyo Chelsea oo uu labo xili oo kala duwan hogaaminaayo sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan sida uu tababarahan qabiir ugu yahay cayaartooy soo iibsiga balse waxaan si gaar ah uga hadli doonaa labada xili ee uu Chelsea macalinka u noqday iyo xidigihii ugu tayada wanaagsanaa ee uu lasoo saxiixday kuwaas oo Chelsea ku faa’iiday. Fadlan hoos kaga bogo 10-ka xidig ee uu Mourinho garoonka StamfordBridge keenay hadana si wanaagsan Blues ula qabsadeen:

10. Andre Schurrle – 2013

9. Samuel Eto’o – 2013

8. Paulo Ferreira – 2004

7. Michael Essien – 2005

6. Arjen Robben – 2004

5. Ricardo Carvalho – 2004

4. Petr Cech – 2004

3. Michael Ballack – 2006

2. Didier Drogba – 2004

1. Ashley Cole – 2006


Waxaa Aqrisay: (799)

FIKIRKAAGA KA DHIIBO WARBIXINTAAN