Video + Sawir: Luis Suarez Oo Goolkiisa Ingiriiska U Hadiyeeyay Dhaqtarkii Xulka Alberto Pan
Waxaa Qoray: Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"
Taariikhda: June 19, 2014

Luis Suarez ayaa hogaanka u dhiibay xulka Uruguay isagoo madax qurux badan ka dhaliyay Xulka Ingiriiska kubad qatar aheyd oo uu ka helay Edinson Cavani.
Weerarayahanka Liverpool ayaa kula dabaal dagay dhaqtarka xulka Uruguay Alberto Pan kaas oo ka dambeeyay inuu dhaqso usoo kabto xidigaan heerka caalami.
Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.
More Posts - Website
Like this:
Like Loading...
Sadiiq yare
June 20, 2014 at 1:08 AM
Hhhhhh viiva super suarez