Xidiga Aduunka iyo Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xili ciyaareedkaan uu ka dhaliyo tartanka Champions League isagoo rikoor cusub u dhigay tartankaan.
Dabaal Dag cajiib ah ayuu dabaal dagay xidiga Ronaldo kaas oo uu ku muujiyay 15-kiisa gool ee uu dhaliyo xili ciyaareedkaan taas oo dad badan ka qoslisay.
DAAWO MUUQAALKA DABAAL DAGA RONALDO:
shaafka
April 30, 2014 at 1:27 AM
King always is king cr7 he destroy any team against this Record never Wanted To Be Forget We will Wish like That
And Than Messi expire date