Home » Europe » Champions League » Video + Sawir: Dabaal Dagii Cajiibka Ahaa Ee Cristiano Ronaldo Kulanka Bayern Munich

Video + Sawir: Dabaal Dagii Cajiibka Ahaa Ee Cristiano Ronaldo Kulanka Bayern Munich


Cristiano Ronaldo

Xidiga Aduunka iyo Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xili ciyaareedkaan uu ka dhaliyo tartanka Champions League isagoo rikoor cusub u dhigay tartankaan.

Dabaal Dag cajiib ah ayuu dabaal dagay xidiga Ronaldo kaas oo uu ku muujiyay 15-kiisa gool ee uu dhaliyo xili ciyaareedkaan taas oo dad badan ka qoslisay.

DAAWO MUUQAALKA DABAAL DAGA RONALDO:

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Video + Sawir: Dabaal Dagii Cajiibka Ahaa Ee Cristiano Ronaldo Kulanka Bayern Munich

  1. shaafka Reply

    April 30, 2014 at 1:27 AM

    King always is king cr7 he destroy any team against this Record never Wanted To Be Forget We will Wish like That
    And Than Messi expire date

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close