Home » Europe » Champions League » Video: Daawo Daafac Real Madrid Ka Tirsan Oo Dhaliyay Gool Aan Caadi Aheyn

Video: Daawo Daafac Real Madrid Ka Tirsan Oo Dhaliyay Gool Aan Caadi Aheyn


waa  kan

Real Madrid ayaa caawa la ciyaareysa Bayern Munich lugta labaad ee Champions League wareegiisa Semi Finalka, balse tababarkii kooxda ay ku qaadaneysay garoonka Allianz Arena ayaa xidig ka tirsan Real Madrid uu dhaliyay gool aan caadi aheyn oo aad loola yaabo.

Xidigaan daafaca ka ciyaara ayaa kubad kasoo laaday meel gadaal ka jirta goolka isagoo si jaran u dhaliyay kubad aan la maleysan karin.

Sergio Ramos oo ah kabtanka labaad ee kooxda ayaana sidaas sameeyay.

DAAWO GOOLKA SERGIO RAMOS:

2 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Video: Daawo Daafac Real Madrid Ka Tirsan Oo Dhaliyay Gool Aan Caadi Aheyn

  1. inamowliid muuse Reply

    April 29, 2014 at 5:07 PM

    War maxaad lacgta nooga dhameynaysaan cwa waa lasolan munich indhihiina wax ku arka

  2. inamowliid muuse Reply

    April 29, 2014 at 5:17 PM

    Hadaan kitfi weyno bayer madridba ma aqaano messi fadhiid cwa xidiga sanadka hadaawado iyo reer calool xumo dawada hadad kubada baratene badawyahay…anagoo lacgta spain ah idina biilna ayd nala hadaaqdaan duli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close