Tartankan uu soo qaban qaabiyay Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda koleyga tartankan waxaa macalinka ah oo si wayn uga shaqaynaya Cabduqaadir Xaaji Daahir ( Shiikha)
Shiikha ayaa si waynuga shaqaynaya in xiriirka soomaaliyeed ee kubadda koleyag uu soo saaro cayaartooy ku wanasag nqaybaha kala gedisan o ay leedahay cayaarta kubadda koleyaga, In la helo cayaartoy ku wanasgan Tuurashada dheer kooxaha kubadda koleyga oo ka kooban 13 koox oo kaqayb galaya koobka kubadda Koleyga GenaralDaa’uud ayaa lagu tartansiiyaa tartankan.
Tartankaayaa labada koox ee dhelaysa gaabkasta fuurasad loo siiyaa in soo xushaan sedexda cayaatooy e e kuwanasagn tuurashada sedexlayda , Kulankii ugu danbeeyay ee shalay waxaa kuloolamay 6 cayartooy oo kala matalayay kooxaha Feero iyo Maria Club .
Qaybta nasashada e cayaarta ayayna tartamaan cayaartoyda kooxda feero waxaa shalay uga qaybgalay
1=Mahad Cabdiraxiin oo nambarka 4 u sita 25 fursad oo tuurasho ah uu helaywaxuu dhaliyay 4 jeer
2=Axmed Cabdi oo nambarka 12 u sita aya aisna dhaliyay 4 jeer
3= Yaasiin Cabdiwahaab oo namabrka 15 usita 3 Jeer ayuu dhaliyay
1= Mursal Jialcow Maxamed nbamrka $ u sita 1 jeer ayuu dhaliyay fursadihii uu helay
2= Bashiir Cabdiraxmaan Maxamed Oonamabarka 8 u sita 4 jeer ayuu shabaqa la helay
3= Xasan Cabdicasiis Maxamed oo nambarka 10 usita ayaa 1 jeer
Tartanka tuurasha sedexda dhibcood wali waxaa si wada jir ah u hogaaminaya cayaaryahanada u cayara kooxda Heegan Cadbifitaax Maxmed Macow Buukaale iyo Yasiin Axmed Maxamuud oo dhaliyey min lix tuurasho