Aduunyada Layaab uma aysan arkin in Xidigii ugu wanaagsanaa ee dunida soo maray 50-kii sano ee lasoo dhaafay uu sanadkii 2006 qaato kaarka cas markii uu hertiyay Marco Materazzi oo ahaa daaficii xiligaas ee xulka Talyaaniga kulan ka tirsan Koobka Aduunka isagoo ahaa Final ka dhacay Jarmalka.
Marco Materazzi ayaa hadalo hoose oo caro galiyay Zidane ku yiri ka hor inta aan la hertin balse garsoorihii xiligaas ayaa kaarka cas u taagay Zidane kana saaray kulankii.
Magalaada Doxa ee dalka Qadar ayaa laga sameeyay taaladii labaad iyadoo mida koowaad ay taalo dalka France magaalada Paris waana xusuus qaali ku ah kubada cagta.
Taalada Cusub Ee Dooxa
Taaladaan ayaa ah Mida Taala Paris Waana Midii ugu horeysay ee laga sameeyo
Waxaa Aqrisay: (1738)