Home » Horyaalada » La liga » Siduu Noqon Doonaa Line Up-ka Real Kadib Saxiixa Toni Kroos?

Siduu Noqon Doonaa Line Up-ka Real Kadib Saxiixa Toni Kroos?


kadib markii kooxda Real madrid ay lasoo saxiixatay Xidigga Bayern Munich iyo Xulka ku guuleystay koobka adduunka ee Germany Toni Kross ayaa waxaa lasoo bandhigay sida uu noqon doono Line Upk-a hore ee kooxda Real Madrid.

Website-ka caanka ah ee Goal.com ayaa soo bandhigay shaxda kooxda Real Madrid ee Xilli Cayaareedka bilaaban rabo waaana sida hoos ku qoran:

line Upka Real

Close