kadib markii kooxda Real madrid ay lasoo saxiixatay Xidigga Bayern Munich iyo Xulka ku guuleystay koobka adduunka ee Germany Toni Kross ayaa waxaa lasoo bandhigay sida uu noqon doono Line Upk-a hore ee kooxda Real Madrid.
Website-ka caanka ah ee Goal.com ayaa soo bandhigay shaxda kooxda Real Madrid ee Xilli Cayaareedka bilaaban rabo waaana sida hoos ku qoran:
sanadka liga iyaga ayaa iskaleh ronaldo wuxuu qaadanayaa kabta dahabka ah iyo laacibtinimada dunida