Home » Maxaa Cusub » Sawiro + Video: Pique, Messi, Aguero & Falcoa Oo Kasoo Muuqday Heesta Shakira Ee Koobka Aduunka

Sawiro + Video: Pique, Messi, Aguero & Falcoa Oo Kasoo Muuqday Heesta Shakira Ee Koobka Aduunka


Hees Shakira

Fanaanada caanka ah ee reer Colombia Shakira ayaa soo saartay heesta cusub ee “La La La” Oo ay ugu tala gashay koobka Aduunka ee ka dhici doona Brazil bisha soo aadan.

Muuqaalka heesta waxaa kasoo muuqanaya saaxiibka Shakira Gerard Pique oo ay ku wehlin doonaan xidigaha Barcelona: Cesc Fabregas, Neymar JR & Lionel Messi.

Sidoo kale Kabtanka Monaco Eric Abidal, Radamel Falcoa oo hogaamiye u noqon doona Xulka Colombia iyo sidoo kale weeraryahanka Manchester City Sergio Kun Aguero.

Shakira waa heesta ku wehlin doona fanaanka reer Brazil  ( Carlinhos Brown) kaas oo qeyb ka ahaa heestii ay Shakira u qaaday koobkii Aduunka ee 2010 lagu qabtay Dalka South Africa. (WAKA-WAKA).

Xusuusta ku haay in heesta sanadkaan ee Koobka Aduunka la yiraahdo (We Are One (Ola Ola) oo ay qaadi doonaan Pitbull & Jennifer Lopez.

DAAWO HEESTA KOOBKA ADUUNKA EE SHAKIRA

DAAWO SAWIRADA:

Shakira 5

World Cup spirit: Shakira releases her Brazil 2014 Anthem 'La La La'

Baby steps: Shakira and Gerard Pique's son, Milan, also took part in the video

Family matters: Pique, Shakira's boyfriend, getting in on the action

Smiles: Sergio Aguero, who is also heading to the World Cup with Argentina, looking very cheerful

Leap: Three dancers sporting the American stars and stripes

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


2 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Sawiro + Video: Pique, Messi, Aguero & Falcoa Oo Kasoo Muuqday Heesta Shakira Ee Koobka Aduunka

  1. caaqib Reply

    May 23, 2014 at 2:07 PM

    sxb beenta jooji 2011 koobka aduunka ma waxa lagu qabtay barazil misa south africa ?

    • Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO" Reply

      May 23, 2014 at 2:22 PM

      Qalad wuu dhici karaa.. adna wad mahadsan tahay madama aad na ogeysiisay..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close