Gareth Bale ayaa dib ugu soo laabtay gurigiisa isagoo diyaar u ah inuu ku hor ciyaaro kumanaan reer Wales ah kulanka Finalka UEFA Super Cup oo ay la ciyaari doonaan kooxda Sevilla.
Sidoo kale dhamaan xidigaha labada kooxood ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cardiff, iyagoo bilaabi doona tababar ay isugu diyaarinayaan kulanka habeen dambe [Caawa] ay wada ciyaari doonaan.
Si Kastaba labadaan kooxood oo reer Spain ah ayaa ciyaari doona finalka waana markii ugu horeysay oo laba kooxood oo Spanish ah isugu yimaadaan tan iyo 200 markaas oo Barcelona iyo Sevilla ay soo gaareen.
DAAWO SAWIRADA LABADA KOOXOOD:
aaaaa