Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Adam Lallana & Numberka Uu Xiran Doono

Sawiro: Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Adam Lallana & Numberka Uu Xiran Doono


5382__3422__lallana1000f_513X307

Liverpool ayaa lasoo si rasmi ah u shaacisay saxiixeeda cusub Adam Lallana kaas ay kala soo wareegtay Southampton iyadoo ku qaadatay 25 Malyan Oo Pound.

Adam Lallana ayaa ahaaa kabtanka Southampton balse wuxuu Liverpool kula soo biiray saaxiibkisii Saint Rickie Lambert kaas oo ka hor koobka Aduunka dhameystiray ku biiritaanka Liverpool.

Adam Lallana ayaa lagu abaalmariyay numberka 20-aad oo uu Southampton u xirnaa waxaana uu ka mid yahay haatan wiilasha dagaalka culus ka bilaabi doont Anfield.

2209__3697__lallana1000g_513X307 2762__7871__lallana1000h_513X307 3333__2665__lallana1000a_513X307 3401__6764__lallana1000b_513X307 (1) 4107__6105__adam_lallana_signing_11_513X307 4450__2825__lallana1000c_513X307 5021__7843__adam_lallana_signing_12_513X307 5037__8030__lallana1000d_513X307 8374__2623__adam_lallana_signing_10_513X307 9148__9004__lallana1000i_513X307 9885__5464__lallana1000e_513X307

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close