Home » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad » Sawiro: Banaadir Sports Club Oo Guul Ka Gaartay Heegan, Iyadoo Sameysay Dabaal Dag Hordhac Ah

Sawiro: Banaadir Sports Club Oo Guul Ka Gaartay Heegan, Iyadoo Sameysay Dabaal Dag Hordhac Ah


Kooxda Banaadir Sports Club ayaa  guul ka gaartay naadiga kaalinta labaad ku jirta ee Heegan, waxayna hoggaanka horyaalka Soomaaliya ku qabatay lix dhibcood.

Kooxda Banaadir Sports Club 12-daqiiqo oo qura ayey ku qaadatay inay hoggaanka u qabato ciyaarta, waxaana naadiga Heegan gool uga naxsaday Marcel Samson, ciyaarta ayaana lagu kala nastay 1-0 oo ay ciyaarta ku horkacaysay naadiga Banaadir SC.

Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii dambe ayaa kooxda Heegan waxaa kaarka cas ka qaatay daqiiqadii 88-aad xiddigooda Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmadey Waji), markii uu kubadda gacan ku taabtay isagoon cidi ka dambeyn, waxaana rigoore loo dhigay kooxda Banaadir gool u bedelay weeraryahanka ajnabiga ah ee kooxdaasi Marcel Samson, ciyaarta ayaana ku soo dhammaatay 2-0 oo ay galabta guusha ku qaateen wiilasha Banaadir.

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa si wacan u badaal degtay markii ay ciyaarta dhammaatay sida aynay hanatay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya, iyadoon laga adkaan, waxaana hadda ay horyaalka ku heysaa 27-dhibcood, halka Heegan oo ku soo xigta kuna jirta kaalinta labaad ay leedahay 21-dhibcood, iyadoo ay kooxda Banaadir ay u hareen saddex kulan oo qura.

Daawo Sawirrada:

DSC_0188

DSC_0227

DSC_0166

DSC_0278

DSC_0280

DSC_0284

DSC_0301

DSC_0304

Sawir kooxeed: Banaadir Sports Club

Sawir kooxeed: Heegan

DSC_0337

DSC_0344

DSC_0346

DSC_0359

DSC_0361

DSC_0371

DSC_0379

DSC_0382

DSC_0435

DSC_0496

DSC_0522

DSC_0531

DSC_0552

DSC_0554

DSC_0559

DSC_0561

DSC_0566

DSC_0569

DSC_0572

DSC_0575

DSC_0581

DSC_0585

DSC_0586

DSC_0587

DSC_0589

DSC_0590

DSC_0611

DSC_0618

DSC_0626

DSC_0629

DSC_0634

DSC_0640

DSC_0647

DSC_0650

DSC_0652

DSC_0654

DSC_0680

DSC_0692

DSC_0696

DSC_0697

DSC_0698

DSC_0702

DSC_0704

DSC_0705

DSC_0713

DSC_0714


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close