Home » Horyaalada » La liga » Santi Cazorla Iyo Guulaha Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxaa Kala Socotaa

Santi Cazorla Iyo Guulaha Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxaa Kala Socotaa


Santi

Kubad sameeyaha kooxda Arsenal Santi Cazorla wuxuu nasiib u yeeshay inuu ka mid noqo 30-cayaaryahan ee Spain loo xulay inay koobka aduunka u matalaan wuxuuna laacibkan leeyahay waayo aragnimo ku filan madaama uu dhawaanahah Spain kala qayb qaadanaayay tartamadii ay ku guuleesteen sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa xog gaar ah oo ku saabsan laacibkan taasi oo ah hantida uu leeyahay iyo guulihii uu kubada cagta ka gaaray waxaana naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay cabdi casiis boosh cade iyo Safidinho Safidiin Yare, fadlan xoogtiisa oo dhameestiran hoos kaga bogo:

Magaciisa oo dhameestiran: Santiago Cazorla González

Xiliga uu dhashay: 13 December 1984

Goobta uu ku dhashay: Llanera, Asturias, Spain

Mushaarka uu Arsenal ka qaato: 3.64 Million pound

Magaca xaaskiisa: Ursula Santirso

Magaca caruurtiisa: Enzo Cazorla

Kooxihii uu horey ugu soo cayaaray: Villarreal (2003-06), Recreativo (2006-07), Villarreal (2007-11), Malaga (2011-12), Arsenal (2012 ilaa haatan)

Dhanka xulka Spain: 61-kulan, 10-gool

Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu horey ugu guuleestay:

Villarreal:

UEFA Intertoto Cup: 2004

Xulka Spain: UEFA European Championship: 2008, 2012

FIFA Confederations Cup: kaalinta 3-aad 2013

Biladaha shaqsi ahaaneed ee uu Cazorla ku guuleestay:

Spanish Player of the year: 2006–07

Arsenal Player of the Season: 2012–13

Arsenal Player of the Month: January 2014


6 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Santi Cazorla Iyo Guulaha Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxaa Kala Socotaa

  1. Safidinho Safidiin Yare Reply

    May 14, 2014 at 11:31 PM

    Mahadsanidiin Shabakada hiilkubad sida wanagsan ee aad Noola socod siisa wararka Ciyaraha
    walalayal kusoo dara dhanka taarikhaha kooxaha sida Arsenal cml ah

  2. Safidinho Safidiin Yare Reply

    May 14, 2014 at 11:35 PM

    Mahadsanidiin shabakada hiilkubad sida wanagsan ee noola socodsiisan wararka Ciyaraha

    Codsi noogu soo dara dhanka taarikhaha kooxaha Sida kooxda Arsenal cml taarikhdeda iyo guulaha ay kubada Cagta thnks Adminka page ka

  3. mustaphe mmi Reply

    May 16, 2014 at 12:00 PM

    hiil kubad aad ayaan ugu mahadnaqayaa yagoo kaduwan websiteda kale oo ay yagu kuufaahfaahinayan player kasta sida ay nolol maalmeedkiisa uga hadlayso

  4. c/casiis boosh cade Reply

    July 4, 2014 at 1:46 PM

    aaad iyo aad ayaad u mahadsantihiiin hiilkubad sxbayaal halkaa kaga haya
    waxaad tihiin dhalinyaro dadaalaysa

  5. cabdi casiis boosh cade Reply

    July 4, 2014 at 10:07 PM

    hiilkubad idinkoo mahadsan mala idinka heli karaa Aaron remsey waxaan idiinku hambalyeynayaa sida sharafta leh ee aad u jiibtaan codsiyada akhristayaashiina sharafta leh waad mahad san tihiin

  6. cabdirashiid naasir dool Reply

    July 4, 2014 at 10:08 PM

    hiilkubad idinkoo mahadsan mala idinka heli karaa LION MESSI waxaan idiinku hambalyeynayaa sida sharafta leh ee aad u jiibtaan codsiyada akhristayaashiina sharafta leh waad mahad san tihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close