Home » Maxaa Cusub » Rooney Iyo Hantida Uu Heysto Maxaa Kala Socotaa? (+ Sawiro)

Rooney Iyo Hantida Uu Heysto Maxaa Kala Socotaa? (+ Sawiro)


 

Waa markale iyo barnamijkeenii aan kaga hadleenay hantida ay heestaan xidigaha aduunka ugu caansan, mushaarka ay qaataan, xayeysiinta farahabadan oo ay sameeyaan iyo daqliga guud e marwalbo soo galo anagoo tixgalineyno codsiga saaxiibadeena maantana waxaan ka falan qeyn doonaa weeraryahanka xulka England iyo naadiga Man United Wayne Rooney hantida uu heesto, Wayne waxaa shaqsiga ugu caansan uguna hantida balaaran dhamaan xidigaha u dhasheen dalka England gaar ahaan weli kuwa kubada cagta ku jiraan sidoo kalena waa laacibka hogaamiyaha u ah kooxda Man United hadaba hoos kaga bogo macluumaadkiisa oo dhameestiran.

Wayne Rooney transfer targetWayne Rooney hantida uu heesto - $67M

 

Daqliga xidigan soo galay sanadkan- $21.1 M

Mushaar/Guno: $18.1 M

Daqliga Xayeysiinta kasoo galo$3 M

Shirkadaha ugu caansan: Nike, EA Sports
Da’diisa: 28

Wayne Rooney sanadii 2004 ayuu caalamka is baray kadib markii uu wacdaro lala yaabay ka dhigay tartankii Euro 2004 kadib Man United ayuu ku biiray wuxuuna noqday xidig aysan United ka maarmin mudadii dheereed ee uu garoonka Old Trafford joogay xidigan waxaa u suura gashay inuu United guulo taariikhi ah la qeebsado sidoo kalena uu noqdo cayaaryahanka aduunka ugu taarjirsan marar badan weliba sadnii 2010 heshiiskii ugu dambeeyay ee uu Man United la galay ayaa u suura galiyay inuu noqdi cayaaryahanka aduunka ugu mushaarka badan inkastoo sanadihii ugu dambeeyay ka mushaar badiyeen Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi hadana weli waa xidiga ugu taajirsan Premiership-ka!

Richest Premier League playersXidigan shirkadaha Nike iyo EA Sports ayuu u yahay masuulka u qaabilsan dhanka xayeysiinta dalka England sidoo kalena daafaha caalamka ayuu wax ugu xayeysiiyaa taasina waxay keentay inuu malaayiin lacago ka ka qaato labadan shirkad, asigoo 16-jir ah markii uu Everyon kulankii ugu horeeyay u saftay ma jirin qof aaminsanaa in Rooney uu ka min noqon doono ragga daqliga ugu badan ka kasban doonaan kubada cagta balse maanta cayaaryahan walbo oo dhalin yar wuxuu ku riyoodaa inuu Wayne camal kubada cagta lacago farabadan ka tabco!

 

1360668635

 

 Akhriste Soo Qora Laacibka aad Taageerto ee Aad Jeceshahay Inaan Noloshiisa Wax ka Ogaatid

Liiskaan Waa Akhristayaasha Soo Gudbistay Codsiyadooda

1) Cali xaweeb iyo Cabdi Yare oo Laba Akhriste ee Rooney Dalabatay Haddaba aan isla fiirino sidii ay Codsigooda usoo qorteen

Cali Warsame (waxan doonayaa inaan ogaado hantida ciyaaryahanka wayne rooney ee man united)

Abdi Yare  (waa rayi fiican bahda kubada huulkubad mahadsanidiin dhaman  waxan u bahnaa werar yahanka manchester united weyne rooney)

2) Ismaacil axmed cali                        Noo Soo Qora Hantida Oscar

3) Van Zank                                              Bastian Schweinsteiger

4) Bile pedro                                            Waxaa rabaa pedro

5) cali maxamed warasame              Ronaldo (Waa Loo Soo Qoray)

6) moh                                                      Mario Bolleteli  (Waa Loo Soo Qoray)

7) cabdirisaaq cabdi xuseen          Xidiga brussia dortmund.Marco rue

8) rashdi                                                  Giggs

9) Abdi                                                     Ozil

10) Nuuuuuuuur                                  Sharkey Ama Tafare

11) Faysal                                                Mesi (Waa Loo Soo Qoray)

 

 

8 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Rooney Iyo Hantida Uu Heysto Maxaa Kala Socotaa? (+ Sawiro)

  1. Gasorla Reply

    September 20, 2013 at 8:52 AM

    M ozil soo qora

    • atrax shaamba Reply

      November 30, 2013 at 9:33 PM

      waxaan rabaa inaad isoo gudbisaan Luis Ronaldo lacagta uu leeyahay

  2. Xamdi c/raxmaan xaaji Reply

    September 20, 2013 at 1:44 PM

    Marka hore wan salamaya dhamaan shaqalaha wepka hiilkubad inta kadib waxan codsanayaa in lasoo qoro hantida inanka daafaca uga ciyaro chalsea ee devid luiz ok iitix galiya codsiga

  3. Raaxeye Reply

    September 20, 2013 at 2:56 PM

    Waxan raba in an wax ka ogaado taarikhdisa Pillipe Countiho

  4. cali maxamed warasame Reply

    September 20, 2013 at 8:44 PM

    waxaan doonayaa inaan ogaado hantida uu haysto kak

  5. ayman hassan Reply

    November 15, 2013 at 3:51 PM

    luis suarez ayaan ubaahanahay

  6. ayman hassan Reply

    November 15, 2013 at 3:53 PM

    kaka ayaan ubaahanahay

  7. Cabdulaahi googaa Reply

    November 18, 2013 at 9:21 AM

    Waxaan codsanayaa in la ii soo daayo taariiqda lacibka kubad sameyaha xavi waxa cabdulaahi googaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close