Home » Horyaalada » Bundesliga » Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14


UEFA Champions League best Squad

Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen xidigahii ugu wanaagsanaa koobka horyaalada Yurub oo dhawaan soo idlaaday tartankan oo ay ku guuleesatay naadiga Real Madrid ayaa loo xil gudi farsamo inay soo doortaan xidigahii ugu wanaagsanaa xili cayaareedkii 2013/14 waxayna gudigan si rasmi ah usoo bandhigeen 18-cayaaryahan oo ay u arkeen inay ahaayeen kuwii ugu fiicnaa xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday.

Madaama Real Madrid tartankan ku guuleesatay 7-cayaaryahan ay liiskan ku yeelatay, gudigan qiimeynta sameeyay waxa horkacaayay Sir Alex Ferguson oo haatan ah Ambasadork-ka UEFA u qaabilsan dhanka macalimiinta. Guud ahaan waa kuwaan hoos ku qoran 18-ka cayaaryahan ee loo aqoonsaday inay ugu wanaagsanaayeen UEFA Champions League 2013/14:

Goolhaye:

Thibaut Courtois (Club Atlético de Madrid)

Manuel Neuer (FC Bayern München)

Daafaca:

Diego Godín (Club Atlético de Madrid)

Philipp Lahm (FC Bayern München)

Daniel Carvajal (Real Madrid CF)

Pepe (Real Madrid CF)

Sergio Ramos (Real Madrid CF)

Khadka dhexe:

Gabi (Club Atlético de Madrid)

Andrés Iniesta (FC Barcelona)

Toni Kroos (FC Bayern München)

Ángel Di María (Real Madrid CF)

Luka Modrić (Real Madrid CF)

Xabi Alonso (Real Madrid CF)

Weerarka:

Marco Reus (Borussia Dortmund)

Diego Costa (Club Atlético de Madrid)

Arjen Robben (FC Bayern München)

Zlatan Ibrahimović (Paris Saint Germain FC)

Cristiano Ronaldo (Real Madrid CF)


3 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

  1. ahmed hassan Reply

    June 3, 2014 at 2:00 PM

    layab aha waba hadi laga wayay 1 ciyarayahan oo horyalak eglan ka ciyara

  2. سعيد الحسين Reply

    June 4, 2014 at 3:59 PM

    Ceebtood maaha inay xaqiraan laacibiinta Premeirleaga ee waa caadadooda

  3. sahin yare Reply

    June 23, 2014 at 2:06 PM

    uma qalmaan in laku soo daro ciyaartoyda premeirleaga sawabtoo ah wax laga soo wato kuma jiraan hal ciyaar yahan ayaa ku jiro waana suares asaga neh ma ciyaarin horyaalka yurub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close