Home » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad » Rasmi: Kooxda Gaadiidka Oo Soo Bandhigtay Xidigaha AJaanibta Ah Ee Kusoo Biiray

Rasmi: Kooxda Gaadiidka Oo Soo Bandhigtay Xidigaha AJaanibta Ah Ee Kusoo Biiray


DSC00748

Sida la filayay Kooxda Gaadiidka ayaa ka hor kulankeedii maanta ee Horseed kuso bandhigtay laba xidig oo ajaanib ah kuwaas oo kusoo biiray kana soo jeeda dalka Kenya.

Sida uu horay u shaaciyay Xog-hayaha Naadiga Gaadiidka Bile Maxamuud Jimcaale oo maanta la haladlay Saxaafada Ciyaaraha ee gudaha soomaaliya.

Kooxdaan ka dhisan Dagmada Hodan ayaa raacday wadadii ay horay u qaaday Kooxda Banaadir Sports Club taas oo lasoo wareegtay afar ciyaariyahan oo ajnabi ah.

Labadan Xidig ayaa kala ah Goolhaye lagu Magacaabo:  Maheso Lehman Mwensi iyo xidig dhanka weerarka ahoo lagu magacaabo Okoth Fredrick Kentile.

DSC00749 DSC00750 DSC00751 DSC00752

U Fahan In Xidiga Dhanka Bidix Uu yahay Goolhayaha (lehman) halka dhanka midig uu jiro weeraryahanka Okoth

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close