Home » Horyaalada » La liga » Pedro Oo Doorbidayo In Wenger and Van Gaal Midkood Si Rasmi ah Looga Iibiyo

Pedro Oo Doorbidayo In Wenger and Van Gaal Midkood Si Rasmi ah Looga Iibiyo


???????????????????????????????????????????????????

Maadaama Pedro Uu Maalmihii ugu dambeeyey dalabyo rasm iah ka helayey kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayuu markii ugu horeysay xidigaan ka hadlay, isagoo Barcelona u diray Fariin ah in Wenger ama Van Gaal Midkood si dhameystiran looga iibiyo.

Warbixintaan oo uu qoray Wargeyska Caanka ah ee Kasoo baxa dalka Spain Mundo Deportivo ayuu ku sheegay labada naadi ee ka dhisan England Waa Manchester United iyo Arsenal inay u romowday riyadoodii ahaa inay helaan Xidigaan, Laakiin  natiijada ugu dambeyso ku xiran tahay mida uu doorto.

Pedro ayaa U Sheegay Barcelona inuusan mustaqbal fiican ku heysan tan iyo 2012, uuna jecel yahay inuu hawo badasho si uu uga faa;ideyso waqtigiisa.

Xidigaan ayaan weli si rasmi u kala dooran labadaan naadi midkii uu ku biiri lahaa, laakiin wuxuu hadalkiisa kusoo gaabiyey: “Waxaan Barcelona ka codsanayaa inay si dhameystiran iiga iibiyaan Wenger iyo Van Gaal Midkood”

Haddaba waa la arki doonaan kooxda uu doorto xidigaan waxayna labadooduba wadaa dadaal ay kusoo xiro gelinayaa xidigaan oo ah mid mustaqbal wanaagsan leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close