Taageerayaal Xamaasadeysan ayaa kasoo muuqan doona muuqaalka hoose kuwaas oo heesta calanka naaxiyadeeda siin doona magacyada dhaaan 23-ka xidig ee xulka qaranka talyaaniga kuwaas oo dhiirigalin kaga dhigaya wiilasha uu macalin Prandelli u doortay.
Waa Naaxiyad ay aad ugu luqeeyeen:
Nala Daawo:
shuluq kool
June 3, 2014 at 9:16 AM
guul wacan ayaan leeyahay italia viva