Home » Maxaa Cusub » Mourinho “Suarez Garoonka Stamford Bridge Wuxuu U Maleeyay Barkad Lagu Dabaasho” Iyo Muran Badan Oo Kulan Ka Dhashay (+Sawiro)

Mourinho “Suarez Garoonka Stamford Bridge Wuxuu U Maleeyay Barkad Lagu Dabaasho” Iyo Muran Badan Oo Kulan Ka Dhashay (+Sawiro)


Jose Mourinh and Chelsea Vs Liverpool images

Inkastoo Chelsea 2-1 ay kaga tilaabsatay kooxda Liverpool sidoo kalena Jose Mourinho uu aad ugu farxay guusha kooxdiisa gaartay hadana macalinkan si gaar ah wuxuu weeraray ugu qaaday Luis Suarez kadib markii xidign qaldaad badan ay ka galeen xidigaha Chelsea balse Mourinho ayaa Suarez ku tilmaamay laacib istuurida caadeestay una maleeyay garoonka Stamford Bridge barkad lagu dabaasho wuxuuna Jose yiri “Suarez wuxuu mudnaa in calaamada hurdiga ah la siiyo waayo wuxuu iloobay in cayaar adag garoonka ka socoto wuxuuna u maleeyay garoonka Stamford Bridge barka lagu dabaasho!”

Acrobatic: Mourinho accused Suarez of performing a 'swimming pool jump' after his side's 2-1 victory

Tababaraha kooxda Liverpool Brenden Rodgers ayaa isna ku andacooday in kooxdiisa qalad weyn laga galay madaama laga diiday Suarez rigoorin muuqdaan sidoo kalena Samuel Eto’o uu mudnaa in kaarka cas la siiyo wuxuuna yiri “hadii Luis uu qaldanaa waxay ahayd garsooe Haword Webb inuu calaamad siiyo hadii laga qaldanaa uusan xaqiisa galin nasiib daro labaduba ma dhicin ugu dambeyntii Liverpool ayaa noqotay koox la dulmiyay sidoo kalena Eto’o kaarka cas in la siiyo ayuu mudnaa bilawgii cayaarta madaama uu si ula kac ah u haraaniyay Henderson!”

Studs up: Rodgers believes Chelsea striker Eto'o should've seen red for this dangerous tackle on midfielder Jordan Henderon

Hadaba kulan xiisaha badan waxaa hareeyay muran badan iyo sidoo kalena in macalin walbo uu kooxdiisa difaaco hadab adiga aqriste maxay kula tahay wixii ka dhacay garoonka Stamford Bridge sidoo kalena hoos kaga bogo sawiro laga soo xulay kulankii dhibka badnaa ee ka dhacay garoonka Stamford Bridge.

Going down: Suarez hits the ground after a tangle with Chelsea defender Gary Cahill

Suarez oo ka daba qeylinaayo Cahill kadib markii qalad uu daafaca ka galay

Unimpressed: Chelsea manager Jose Mourinho believes Suarez deserved to be booked for his theatrics at Stamford Bridge

Jose Mourinho oo aad uga careesay qaabkii Suarez uu u dhaqmay intii ay socotay cayaarta.

Controversy: Chelsea striker Samuel Eto'o (right) challenges Liverpool's Luis Suarez in the penalty area

Falkii muranka dhaliyay: Eto’o oo qalad muuqdo ka galay Suarez kuna jilaafay xariiqda 18-aad

Ouch: Suarez screams in pain as he goes down in Chelsea's penalty area during the second half

Quiet word: Referee Howard Webb speaks to Suarez but did not book the Uruguayan for simulation

Garsoore Webb oo isku dayaayo inuu qanciyo Suarez inkasto xidigan uu aad u gadoodsanaa


5 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Mourinho “Suarez Garoonka Stamford Bridge Wuxuu U Maleeyay Barkad Lagu Dabaasho” Iyo Muran Badan Oo Kulan Ka Dhashay (+Sawiro)

  1. cubeyd Reply

    December 30, 2013 at 10:49 AM

    is tuur-tuur ama iska daa adigay kuu taal …3nuqdo waan kaa qaatay

  2. Mahamuud adan (aarka) Reply

    December 30, 2013 at 11:19 AM

    Suarez ismatuurturin balse waladilay ciyartii xalay alwes seccess livepool

  3. cumar cabdulle Reply

    December 30, 2013 at 12:59 PM

    waa laga qaldanahay lkn ciyaar kasto qeylo le ma lagu jura chalsea oo arsenal xoog u so adey maad waxaad rabtaan in aad raaxo uga badisaaan

  4. laqaaye Reply

    December 30, 2013 at 4:18 PM

    sxb qalad laga galay lvrpl maxaa idin tusay oo aad u arki wey seen kan chelsea E.Hazard jilib ayaa laga galiyay kilida waxa oona ku jiray 18 dhedeeda cayaarta sawiradeeda oodhan dib udaawo kadib faalo kabixiya suarez waa dhibadan yahay laakiin rigoorada midbaa kahoreesay oo diiday garsooraha marka taas ayoo lameel dhigay dhibka chelsea ma aragtaan 3 dhibicne waan qaadanay byyyyyyyy hiilkubadle.com

  5. Muparak07 Reply

    December 31, 2013 at 9:28 AM

    Anigoo ah tageraha chalsea suares wu qaldan yahay wayo kulanka wa poxinday wana kulamo adag waxana padiya koxdii awod padan arpitaraha maqaldana wayo waa ciyaar adag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close