Home » Maxaa Cusub » Maxaa Kala Socotaa Hantida Uu Leeyahay Wiilka Ay Ku Faanaan Chelsea Iyo Belgium Eden Hazard

Maxaa Kala Socotaa Hantida Uu Leeyahay Wiilka Ay Ku Faanaan Chelsea Iyo Belgium Eden Hazard


Hazard

Eden Hazard wuxuu ka mid yahay dhalinta ugu wanaagsan qaarada Yurub xidigan waxqabadkiisa sareeyo sanadihii ugu dambeeyay wuxuu sameenayay hormar aan caadi ahayn balse xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday ayuu heerkiisii ugu sareeyay ka gaaray madaama uu ku guuleestay laacibka dhalinta yar ee Premiership-ka ugu wanaagsan sidoo kalena xulkiisa Belgium koobka aduunka ayuu usoo saaray haatana si wanagsan ayuu koobka aduunka ee dalka Brazil ka socdo kaga dhex muuqdaa, Hazard iyo hantidiisa gaarka ah inaan idiin soo gudbino waxaa naga codaday aqriste lagu magacaabo Maxamed Ahmed Faarax Shiine, Fadlan macluumaadkiisa oo dhameestiran hoos kaga bogo:

Hazard Hantida nadiifka ah ee uu heesto: $45 million

Mushaarka sanadlaha ah ee uu Chelsea ka qaato: $15 million

Qiimaha uu haatan suuqa Yurub ka joogo: $100 MILLION

Xiliga uu dhashay: JANUARY 7, 1991

Goobta uu ku dhashay: LA LOUVIÈRE, Belgium

Dherirkiisa: 1.71 M

Culeeskiisa: 56 kg

Naadiga Uu Ka Tirsan: Chelsea wuxuu kusoo biiray 2012 ilaa haatan 111-kulan ayuu u saftay dhamaan tartamada kala duwan wuxuuna u dhaliyay 30-gool

Koobabkii Ugu Muhiimsanaa Ee Hazard Ku Guuleestay:

Lille: Ligue 1 (1): 2010–11, Coupe de France (1): 2010–11

Chelsea: UEFA Europa League (1): 2012–13

Biladaha Ugu Muhiimsan Ee Xidigan Helay:

UNFP Ligue 1 Player of the Year (2): 2010–11, 2011–12

UNFP Ligue 1 Young Player of the Year (2): 2008–09, 2009–10

UNFP Ligue 1 Team of the Year (3): 2009–10, 2010–11, 2011–12

UNFP Player of the Month (3): March 2010,[238] March 2011, March 2012

PFA Young Player of the Year (1): 2013–14

Premier League PFA Team of the Year (2): 2012–13, 2013–14

Chelsea Player of the Year (1): 2013–14

Bravo Award (1): 2011


Close