Home » Africa » Horyaalka Somalia » Maamulka, Ciyaartoyda & Jamaahiirta Kooxda Jeenyo Oo Tacsi Diray

Maamulka, Ciyaartoyda & Jamaahiirta Kooxda Jeenyo Oo Tacsi Diray


tacsi

Maamulka Kooxda Jeenyo: Jubba Ciise Jaama, C/naasir Xiirey, Deeq Shiddo, Dr. Cismaan Diirshe, Mulki Nuur Muudey, Abshir Guulwade, C/xakiin Gacameey, Artifishaal, C/llaahi Yare, C/naasir Jubba, Cali Milan,Ismaacil Waraabe, Xaashi Cawaale, Macalin Salaad Faarax Xasan, Maxamed Cali Cabdi, Cabdi Xoor & Ciyaartoyda kooxda Jeenyo oo kala ah: Axmed Tahliil, Tahliil Maxamud, Bazi, Xamza, Xasan Tube, Daa,ud, C/Casiis Catoosh, Meema, Yamani, Liidanyo, Siyaad, Farxaan, Daandii, Shaafici, Cabaas, Aadan Gabyow, Sade C/laahi, Nur Rooti, Yusuf Yaasiin. C/qaadir Niinje, Xasan Marka, Cumar Casal, Fowdo, Kuluu, Siciid, Ciyaartoydii Hore Kooxda, Taageerayaasha LL.PP. Jeenyo iyo Maamulka iyo ShaqaalahaWargeysyada Horyaal Sports Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday C/Qaadir Xuseen Maxamed “Cabdi Biil” oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Ee Maamul Goboleedka Somaliland waxeyna leeyihiin Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Samar Iyo Iimaan Alaha Ka Siiyo Isagana Janadii Fardowso Alaha Ka Waraabiyo.

Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close