Koobka aduunka ee dalka Brazil ka socdo waxaa sanadkaan kusoo caan baxeen xidigo badan balse waxaan idiin heynaa war bixin ku saabsan 6-daafac oo dhalin yar kuwaas oo da’dooda ka hooseyso 22-sano sidoo kalena qaab cayaareed wanaagsan kasoo bandhigeen tartankan, waxaana haatan xidigahan dhalinta yar loo hadal hayaa inay xagaagan Premiership-ka usoo dhaqaaqi doonaan madaama kooxaha horyaalka England ay xidigahan ku raad joogaan saxiixooda, hadaba hoos kaga bogo 6-daafac ee dhalinta yar ee kooxaha EPL lasoo saxiixaan doonaan iskuna soo shaac bixiyeen koobka aduunka:
Raphael Varane – Real Madrid to Chelsea
Ricardo Rodriguez – Wolfsburg to Liverpool
Joel Veltman – Ajax/Netherlands to Arsenal or Tottenham
Eder Balanta – River Plate/Colombia to Liverpool or West Ham
Kostas Manolas – Olympiakos/Greece to Arsenal
De Andre Yedlin – Seattle Sounders to Liverpool
Profile