Madaama kooxda Liverpool ay xili cayaareedkan intii laga filaayay ka badan ay la timid sidoo kalena koobka horyaalada Yurub ay usoo baxday markii ugu horeesay mudo 5-sano kadib haatana Reds weli waxay heesataa fursad ay ku hanan karto Premiership-ka England waa hadii Man City ay iska qasaariso kulamada u harsan, aan usoo laabano maqaalkeena waxay kooxda Liverpool dooneysaa in xagaagan a xidigo badan lasoo saxiixato sidoo kalena dhanka daafaca ay iska xoojiso madaama Reds habacsanaan weyn ay dhanka gadaale ka qabto, macalin Brenden Rodgers wuxuu ku rajo weyn yahay xidigaha uu doonayo inay Anfield aqbali doonaan madaaa Liverpool Champion-ka cayaari doono hadaba hadii uu ku guueesto saxiixa xidigaha u calaameesay siduu uu Line Up-ka Liverpool noqon doonaa xili cayaareedka dambe 2014/15:
Goolhaye: Simon Mignolet
Daafaca: Martin Skrtel, Kyriakos Papdopoulos (Schalke), Jon Flanagan, Marcel Schmelzer (Dortmund)
Khadka dhexe: Steven Gerard, Jorden Henderson, Adam Lallana (Southampton)
Weerarka: Raheem Sterling, Daniel Sturridge, Luis Suarez
c kariim Qalinle
May 7, 2014 at 12:29 PM
Sandka danbo sturedge in aan ka tashano ayaan rajaynayaa teeda kale konoliyanka iyo henrikh ayaan aad urajaynayaa in aan helno viva Liverpool