Home » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad » LL.PP Jeenyo Oo Guul Ka Gaartay Dekedda Soona Tiigsatay Kaalinta Labaad

LL.PP Jeenyo Oo Guul Ka Gaartay Dekedda Soona Tiigsatay Kaalinta Labaad


DSC04948

Kulan Xiiso Badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium waana Kulankii afaraad ee labada kooxood inkastoo kooxda Dekedda aysan labadii kulan ee ugu dambeysay aysan guul gaarin.

Jeenyo ayaa labadii kulan ee ugu dambeysay hal kulan badisay kulana guuldaro la kulantay waxaana ay labada kooxood kala leeyihin Jeenyo 6-dhibcood, Dekedda 3-dhibcood.

XAQIIQDA KULANKAAN:

C/casiis Catoosh ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Jeenyo isagoo daba mariyay kubad goolhayaha Dekedda Dida ninka lagu magacaabo kubad qafiif ah.

Qeybtii hore ayaa lagu guda jiraa labada kooxoodna waxey sameynayaan isku dayo

Numberka 7-aad ee Jeenyo Meeman ayaa qeybtii labaad goolka labaad ee kooxda u dhaliyay halka goolka sadexaad uu dhaliyay Liinje oo numberka 9aad u wata kooxda Jeenyo

Jeenyo ayaana noqoneysa hadii ay natiijadu sidaan ku dhamaato mid soo istaagta kaalinta labaad iyadoo booskaas kala bixi doonta Elman oo horay ugu sugneed.

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close