Home » Horyaalada » La liga » Lionel Messi Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Lionel Messi Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)


Messi-Arsenal 3
Laacibka dunida ugu wanaagsan ma ahan shaqi caadi ah waayo Lionel Messi ayaa ka mid ah xirfadlayaasha kubada cagta cayaaro kuwa ugu hantida badan sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan laacibkan hantida uu heesto gaar ahaan shirkadaha uu xayeysiinta u sameeyo, mushaarkiisa iyo guryaha uu leeyahay, intaas oo dhan kaga bogo warbixinta Messi u gaar ah oo aan hoos kusoo gudbinay.//

Messi Salary 2013Lionel Messi hantiada saafiga ah ee uu heesto : £110 million

 

sanad walbo daqliga soo galo: $41.3 million

Mushaarkiisa+guno: $20 million sanad walbo

Xayeysiinta lacagaha uu ka helo: $21.3 Million

Shirkadaha uu la shaqeeyo: Nike, Ea Sports, Turkish Airline

Da’diisa: 26

Forbest Richlist: sida ay ee sheegtay Forbes Messi wuxuu ka mid yahay 10-ka cayaaryahan ee caalamka ugu taajirsan. sidoo kale waa cayaaryahanka labaad ee caalamka ugu mushaarka badan kaliya Cristiano Ronaldo ayaa ka mushaar badan.

 

Mushaarka uu xili cayaareedkan  2013-2014 Barcelona ka qaato

Sida ay kooxda Barcelona xaqijisay Lionel Messi todobaad walbo wuxuu garoonka Camp Nou ka qataa  £251,000 sidoo kalena  £2.5 Million dheeraad ah ayya Barcelona siisaa madaama uu guulo dheeraad ah gaarsiiyo.

 

Lionel Messi iyo shirkadaha uu lacagta faraha badan ka qaato:

  1. Adidas – $2 Million
  2. Pepsi
  3. Audemars Piguet
  4. Dolce & Gabanna.
  5. Ea Sports
  6. Herbalife
  7. Turkish Airlines
  8. Proctor & Gamble

Sida muuqato Messi shirkado badan ayuu shaqo la wadaa waxaana la xusay in kaliya Adidas uu 2-milyan oo dolar sanad walbo ka qaato iskaba dhaaf shirkada kale!

 
Lional Messi iyo guriga uu leeyahay:
Lione Messi guri weyn ayuu ku leeyahay bartamafa magaalada Catalunya waxaana gurigiisa lagu qiimeeyaa malaayiin lacago ah. sidoo kale weeraryahankan magaalada Rosario Mansion oo ah goobta uu ku dhashay dalka Argentina ugu yaalo guri qurux badan. muuqaalka hoos ka muuqdo waa guriga Messi ku leeyahay magaalada Barcelona.

 

messi house

 


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Lionel Messi Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

  1. cabdilaahi hirad cali Reply

    November 15, 2013 at 5:21 PM

    waxaan u baahnahay dani alves

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close