Lionel Messi hantiada saafiga ah ee uu heesto : £110 million
sanad walbo daqliga soo galo: $41.3 million
Mushaarkiisa+guno: $20 million sanad walbo
Xayeysiinta lacagaha uu ka helo: $21.3 Million
Shirkadaha uu la shaqeeyo: Nike, Ea Sports, Turkish Airline
Da’diisa: 26
Forbest Richlist: sida ay ee sheegtay Forbes Messi wuxuu ka mid yahay 10-ka cayaaryahan ee caalamka ugu taajirsan. sidoo kale waa cayaaryahanka labaad ee caalamka ugu mushaarka badan kaliya Cristiano Ronaldo ayaa ka mushaar badan.
Mushaarka uu xili cayaareedkan 2013-2014 Barcelona ka qaato
Sida ay kooxda Barcelona xaqijisay Lionel Messi todobaad walbo wuxuu garoonka Camp Nou ka qataa £251,000 sidoo kalena £2.5 Million dheeraad ah ayya Barcelona siisaa madaama uu guulo dheeraad ah gaarsiiyo.
Lionel Messi iyo shirkadaha uu lacagta faraha badan ka qaato:
Sida muuqato Messi shirkado badan ayuu shaqo la wadaa waxaana la xusay in kaliya Adidas uu 2-milyan oo dolar sanad walbo ka qaato iskaba dhaaf shirkada kale!
Lional Messi iyo guriga uu leeyahay:
Lione Messi guri weyn ayuu ku leeyahay bartamafa magaalada Catalunya waxaana gurigiisa lagu qiimeeyaa malaayiin lacago ah. sidoo kale weeraryahankan magaalada Rosario Mansion oo ah goobta uu ku dhashay dalka Argentina ugu yaalo guri qurux badan. muuqaalka hoos ka muuqdo waa guriga Messi ku leeyahay magaalada Barcelona.
cabdilaahi hirad cali
November 15, 2013 at 5:21 PM
waxaan u baahnahay dani alves