Home » Europe » Champions League » Line Upka Ay Caawa Real Madrid Lasoo Shirtagi Doonto Oo Si Qarsoodi Ah Loo Helay

Line Upka Ay Caawa Real Madrid Lasoo Shirtagi Doonto Oo Si Qarsoodi Ah Loo Helay


Schalke-04-v-s-Real-Madrid-Review-UCL-2014-1178

Gareth Bale ayaa dib ugu soo laabtay xerada tababarka isagoo tababar buuxa la qaatay kooxdiisa Real Madrid oo haatan ku sugan magaalada Munich si ay caawa ula ciyarto Bayern kulanka lugta labaad ee Champions League ee ka dhici doona Allianz Arena.

Ronaldo ayaa sidoo kale taam u noqon doona kulanka caawa iyadoo BBC ay iska kaashan doonaan weerarka Real Madrid ee caawa, inkastoo lugtii hore aysan is haleelin madama Ronaldo iyo Bale la isku badalay.

Sidoo kale Line Upka Qarsoodiga ah ee kulankaan ayaa la helay iyadoo ay suuragal tahay in qiyaasta la qiyaasaayo ay ka suurto gasho in 2 ama 1 xidig ay kursiga galaan:

Real Madrid:

Casillas, Marcelo, Ramos, Pepe, Carvajal, Modric, Alonso, Di Maria, Bale, Ronaldo, Benzema.

Maxey kula tahay iney Real Madrid caawa ka keeni doonto Allianz Arena?

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Line Upka Ay Caawa Real Madrid Lasoo Shirtagi Doonto Oo Si Qarsoodi Ah Loo Helay

  1. Mahad Omar Reply

    April 29, 2014 at 7:14 PM

    guul weyn aye ka geeni doonta Allianz Arena viva Bbc hala madrid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close