Home » Horyaalada » Bundesliga » Kulamada Saaxiibtinimo Ee Maanta Iyo Caawo Kooxaha Yurub Cayaari Doonaan:

Kulamada Saaxiibtinimo Ee Maanta Iyo Caawo Kooxaha Yurub Cayaari Doonaan:


Barcelona-v-Napoli-pre-season-friendly

 Kooxaha Yurub ugu caansan waxay diyaar garow adag ugu jiraan bilaabashada xili cayaareedka cusub 2014/15 sidaa darteed manta iyo caawo kulamo xiiso badan ayaa qaaradaha aduunka ka dhici doonaan fadlan hoos kaga bogo jadwalka kulamadan oo dhameestiran:

4:30 galabnimo Indonesia All Star Vs Juventus

4:30 galabnimo Werder Bremen Vs Hannover 96

5:00 galabnimo Udinese Vs Giorgione

6:00 maqribnimo Slask Wroclaw Vs Borussia Dortmund

8:30 fiidnimo VfB Stuttgart Vs Rizespor

9:00 fiidnimo Barcelona Vs SSC Napoli Live Super Sport 3

9:00 fiidnimo Galatasaray Vs Atletico Madrid Live beIN Sports Arabia 2 HD

9:00 fiidnimo Osasuna Vs Athletic Bilbao

9:00 fiidnimo Stoke City Vs Real Betis

9:45 fiidnimo Everton     Vs Celta Vigo

4:30 subaxnimo MSL All Stars Vs Bayern Munich Live Super Sport 5


Close