waxaa caawa la cayaarayaa kulamo ka tirsan wareegga 16-ka ee koobka adduunka, sidaas darteed maanlin kasta waxaan idiin soo gudbinaa kulamadaas, saacadda Geeska Africa iyo Saadaasha Laga Bixiye.
Kulamada Koobka Aduunka Ee Caawo La Cayaari Doono:
7:00 fiidnimo France Vs Nigeria Live Super Sport 3
11:00 habeenimo Germany Vs Algeria Live Super Sport 3
Saadaasha Laga Bixiyey Kulamada Caawa
France 3-1 Nigeria
Germany 2-0 Algeria
koobkaan waxaa kaa qaadyo africa hadii illaahey idmo
anigu haddan sadaaliyo nigeria 3 france 2
germany0 algeria 2
viva africa